{"id":17304,"date":"2019-04-14T14:15:59","date_gmt":"2019-04-14T14:15:59","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17304"},"modified":"2019-04-14T14:15:59","modified_gmt":"2019-04-14T14:15:59","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-wasiirro-magacaabay-qaar-na-xilkii-ka-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17304","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiirro Magacaabay Qaar na Xilkii Ka Qaaday"},"content":{"rendered":"\n
Hargeyesa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay laba wasiir oo cusub, kuwaas oo ka la ah wasiirka horumarinta caafimaadka iyo wasiirka qorshaynta, is la markaa na waxa uu xilkii ka qaaday labadii wasiir ee hore ee wasaaradahaas xilkooda hayey.<\/p>\n\n\n\n
Wareegtada magacaabista ee madaxweyanah ee ka soo baxday madaxtooyada Somaliland, ayaa u dhignaysa sidan hoos ku qoran:<\/p>\n\n\n\n
“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/XM\/XKQ\/222\/1-293\/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Xil ka Qaadis
Ku: Cawaale Ibraahim Shirwac LooddoonWasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
Ku: Axmed Xasan Cigaal SahalSafiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya
Ujeeddo: Xil Ka-qaadis
Mudanayaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen.Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.Wareegto MadaxweyneMagacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go\u2019aamiyey;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:
1 Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.
2 Cabdiraxiim Cismaan Xaaji Cabdi (Shibbiin) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.
3 Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
4 Salaan Xasan Kayd Cabdille Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Itoobiya
Gacanlibaaxnews
News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Hargeyesa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay laba wasiir oo cusub, kuwaas oo ka la ah wasiirka horumarinta caafimaadka iyo wasiirka qorshaynta, is la markaa na waxa uu xilkii ka qaaday labadii wasiir ee hore ee wasaaradahaas xilkooda hayey. Wareegtada magacaabista ee madaxweyanah ee ka soo baxday madaxtooyada Somaliland, ayaa u dhignaysa sidan […]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17305,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17304","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17304"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17306,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17304\/revisions\/17306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}