{"id":1757,"date":"2016-09-25T20:33:14","date_gmt":"2016-09-25T20:33:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1757"},"modified":"2016-09-25T20:33:14","modified_gmt":"2016-09-25T20:33:14","slug":"madax-dhaqameedka-somaliya-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadlay-muranka-xadka-bada-ee-kenya-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1757","title":{"rendered":"Madax Dhaqameedka Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Muranka Xadka Bada ee Kenya + Sawiro"},"content":{"rendered":"<h1>Madax Dhaqameedka Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Muranka Xadka Bada ee Kenya + Sawiro<\/h1>\n<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Qaar ka mid ah odoyaasha\u00a0 dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa kulan ay Muqdisho yeesheen ku ntaageeray Go.aankii Dowlada fadaraalka ku diiday Damaca Kenya ee xaduud badeeda labada dal<\/strong><\/p>\n<p><strong>Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyey dacwada badda ee lagu furay Kenya<\/strong><\/p>\n<p><strong>Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyey isku dayga dowlada Kenya ku dooneyso iney ku qaadato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-869 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-2.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-2\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Kulanka maanta ayaa waxaa ka qeyb galay Salaadiin, boqoro, Ugaasyo iyo waxgarad kale oo metelayey beelaha Soomaaliyeed ayaa waxaa sidoo kale lagu taageeray dacwada badda la xiriirta ee dowlada Somalia ku furtay Kenya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xubnaha ka hadlay kulankan ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ku jihaadi doonaan Kenya haddii aysan ka harin damaceeda guracan ee ay dooneyso iney ku boobto dhul badeedka Somalia qeyb ka mid ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaa kulanka hadalo kulul ka jeediyey Boqor Faarax Cabdi Guure, nabadoon Uunsane, Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, Suldaan Kamaal iyo xubno kale.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Qaar ka mid ah odayaasha beelaha ayaa ku eedeeyey dowlada Kenya iney shirkado shidaalka baara ka howlgelisay bad ay leedahay Somalia taasoo ay sheegeen iney tahay gardaro iyo xad gudub qaawan oo lagu sameeyey qaranimada dhuleed ee Somalia.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cAbaalka Kenya noo gashay ee ku saabsan qaxootigeena ku noolaa dalkooda iyo ciidanka ay Soomaaliya u soo direen waa ku mahadsan yihiin, hase ahaatee taas macnaheedu maaha iney nooga bedelato qeyb ka mid ah badda baddeena, mana yeelayno\u201d sidaas waxaa yiri Nabadoon Xaad oo Kenya ugu baaqay iney dib uga laabato damaceeda guracan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cKenya waxay horey u heysatay dhul Soomaaliyeed oo N.F.D la yiraahdo, haddana waxay dooneysaa iney ku darsato qeyb ka mid ah baddeena dagaal ayaan kaa xignaa intey gabari naga nooshahayna damaceeda kuma guuleysaneyso\u201d ayuu yiri Nabadoon Uunsane oo ka mid ahaa waxgaradkii ka hadlay kulankan oo beesha caalamka ugu baaqay iney wax ka qabtaan damaca waalan ee dowlada Kenya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhamaan odayaasha kulanka ka hadlay ayaa u mahaad celiyey dowlada Somalia iyo garyaqaanadii Soomaaliya uga qeyb galay doodii ku saabsaneyd dacwada badda wejigeedii koowaad oo shalay lagu soo gebagebeeyey Maxkamada caalamiga ah ee ICG oo ku taalla magaalada Hague, waxayna ku booriyeen in dacwada aan laga harin, lana sii wado.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha iyo dibeda ayaa si isku mid ah shucuurtooda uga muujiyey sida ay uga soo horjeedaan damaca dowlada Kenya ku dooneysa iney ku qaadato dhul badeedka Somalia ee dhaca xadka labada dal.<\/strong><\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-871 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-1.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-1\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-872 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-2-1.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-2\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-873 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-3.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-3\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-874 size-full\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-4.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-4\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-876 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-5.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-5\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-877 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-6.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-6\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-878 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-7.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-7\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-879 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-8.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-8\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-880 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-9.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-9\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-881 size-full\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-10.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-10\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-882 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-11.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-11\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-883 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-12.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-12\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-884 size-full\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-13.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-13\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-885 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-14.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-14\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-886 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-15.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-15\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-887 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-16.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-16\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-888 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-17.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-17\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-889 size-full\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-18.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-18\" width=\"640\" height=\"427\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-890 size-full\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalisan.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Dhaqanka-somaliyeed-19.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"dhaqanka-somaliyeed-19\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madax Dhaqameedka Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Muranka Xadka Bada ee Kenya + Sawiro Qaar ka mid ah odoyaasha\u00a0 dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa kulan ay Muqdisho yeesheen ku ntaageeray Go.aankii Dowlada fadaraalka ku diiday Damaca Kenya ee xaduud badeeda labada dal Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyey dacwada badda ee lagu furay Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1759,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757\/revisions\/1759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}