{"id":1763,"date":"2016-09-26T06:46:40","date_gmt":"2016-09-26T06:46:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1763"},"modified":"2016-09-26T06:46:40","modified_gmt":"2016-09-26T06:46:40","slug":"dalalka-ruushka-iyo-mareykanka-oo-isku-mari-la-xaalada-dalka-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1763","title":{"rendered":"Dalalka Ruushka iyo Mareykanka  Oo isku  mari la\u2019 xaalada dalka Suuriya."},"content":{"rendered":"<h1>Dalalka Ruushka iyo Mareykanka Oo isku mari la\u2019 xaalada dalka Suuriya.<\/h1>\n<p>Mareykanka iyo Ruushka ayaa isku mari la\u2019 xaalada ka jirta dalka Suuriya, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Suuriya iyo Ruushka ay duqeymo culus ka geysanayaan magaalada Xalab.<span id=\"more-56189\"><\/span><\/p>\n<p>Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada magaalada Xalab oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay duqeymo ka socdeen ayaa loogu baaqay Suuriya iyo Ruushka inay joojiyaan.<\/p>\n<p>In ka badan 200 oo ruux oo ahaa rayid ayaa ku dhintay duqeymaha ka socday bariga magaalada Xalab, halkaasoo ay maamulaan Mucaaradka.<\/p>\n<p>Safiirka Mareykanka u joogta Golaha Ammaanka Samantha Power ayaa sheegtay in Ruushka aanay kula dagaalameyn Suuriya argagixiso, isla markaana ay ka been sheegeyso howl galkeeda, waxaa ay tilmaamtay inay falal arxandaro ka wado dalkaas.<\/p>\n<p>Samantha Power ayaa ku eedeysay maamulka Bashar Al-Asad inuu doonayo inuu awood milateri adeegsado.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa walaac ka muujiyay xaalada ka taagan Xalab, waxaana uu cambaareeyay duqeymaha culus ee Suuriya iyo Ruushka ku hayaan.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa horay ugu eedeeyay in Mucaaradka inay jebiyeen heshiiskii xabad joojinta ahaa ee jirsaday todobaad kaliya.<\/p>\n<p>In ka badan 275,000 oo ruux ayaa ku go\u2019doonsan bariga magaalada Xalab, waxaana laga deyrinayaa xaaladahooda bani\u2019aadanimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka Ruushka iyo Mareykanka Oo isku mari la\u2019 xaalada dalka Suuriya. Mareykanka iyo Ruushka ayaa isku mari la\u2019 xaalada ka jirta dalka Suuriya, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Suuriya iyo Ruushka ay duqeymo culus ka geysanayaan magaalada Xalab. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay kulan deg deg ah ka yeeshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1764,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1765,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1763\/revisions\/1765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}