{"id":17696,"date":"2019-12-23T20:45:42","date_gmt":"2019-12-23T20:45:42","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17696"},"modified":"2019-12-23T20:45:46","modified_gmt":"2019-12-23T20:45:46","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-la-kulmay-gudoomiyeyaasha-xisbiyada-mucaaridka-ah-iyo-nuxurka-kulankooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17696","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Nuxurka Kulankooda"},"content":{"rendered":"\n<p><\/p>\n\n\n\n<p>Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha\nJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo\nmadaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil\n(Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha\nxisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, Mudane Faysal Cali Waraabe iyo\nMudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana kulankaas lagaga wada\nhadlay arrimo badan oo la xidhiidha xaaladda guud ee dalka.<\/p>\n\n\n\n<p>Kulanka madaxweynaha\niyo guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI ayaa diirrada lagu saaray:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>In si wada jira ay hoggaanka axsaabta\nqaranku uga wada shaqeeyaan waqtiga ugu suurta galsan ee doorashadu ku qabsoomi\nkarto.<\/li><li>In sadexda xisbi qaran ka hawl galaan\ndhammaystirka caqabadaha ku gedaaman qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha\nwakiillada iyo deegaanka.<\/li><li>In si wada jira sadexda xisbi qaran u\nguda-galaan soo jeedintii odayaasha ee arrimaha doorashada.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Madaxweynaha iyo\nguddoomiyayaasha xisbiyada mucaaridku waxay kulankooda iskula garteen inay\nwada-tashi kula noqdaan xisbiyadooda, iyaga oo u ballamay kulammo dambe oo\narrimaha lagu sii gorfayn doono.<\/p>\n\n\n\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n\n\n\n<p>Maxamuud Warsame Jaamac<\/p>\n\n\n\n<p>Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"585\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o-1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17698\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o-1.jpg 960w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o-1-300x183.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o-1-768x468.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o-1-800x488.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, Mudane Faysal Cali Waraabe iyo Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana kulankaas lagaga wada hadlay arrimo badan oo la xidhiidha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17697,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17696"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17699,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17696\/revisions\/17699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}