{"id":17801,"date":"2020-01-15T17:59:28","date_gmt":"2020-01-15T17:59:28","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17801"},"modified":"2020-01-15T18:05:00","modified_gmt":"2020-01-15T18:05:00","slug":"soomaaliland-lix-nin-oo-qisaas-dil-ah-lagu-fuliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17801","title":{"rendered":"Soomaaliland: Lix Nin Oo Qisaas Dil Ah Lagu Fuliyey"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargeysa-(GLN): Ciidanka Soomaaliland, ayaa saaka qisaas dil toogasho ah ku fuliyey lix gacankudhiigle, oo hore maxkamadi dilka ugu xukuntay, ka dib markii ay hore dilal u geysteen, iyada oo lagu toogtay meel fagaare ah oo ku yaalla Jeelka dhexe ee Mandheera.<\/p>\n\n\n\n<p>Xeer Ilaalinta Soomaaliland, ayaa soo saartay qoraal ay ku faahfaahinayso magacyada gacankudhiigleyaasha la toogtay iyo mid kastaa ba marxuumkii uu dilay. Waa na kan qoraalkaasi:<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Qoraalka-Xeer-Ilaalinta.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-17802\" width=\"704\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Qoraalka-Xeer-Ilaalinta.png 708w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Qoraalka-Xeer-Ilaalinta-300x172.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Toogasho.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-17803\" width=\"431\" height=\"244\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Toogasho.png 594w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Toogasho-300x169.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 431px) 100vw, 431px\" \/><figcaption><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Ciidanka Soomaaliland, ayaa saaka qisaas dil toogasho ah ku fuliyey lix gacankudhiigle, oo hore maxkamadi dilka ugu xukuntay, ka dib markii ay hore dilal u geysteen, iyada oo lagu toogtay meel fagaare ah oo ku yaalla Jeelka dhexe ee Mandheera. Xeer Ilaalinta Soomaaliland, ayaa soo saartay qoraal ay ku faahfaahinayso magacyada gacankudhiigleyaasha la toogtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17803,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17801"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17806,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17801\/revisions\/17806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}