{"id":1784,"date":"2016-09-26T20:16:54","date_gmt":"2016-09-26T20:16:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1784"},"modified":"2016-09-26T20:16:54","modified_gmt":"2016-09-26T20:16:54","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-caawa-diyaarad-khaas-ah-dalka-kaga-dhoofay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1784","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Diyaarad Khaas ah Dalka Kaga Dhoofay."},"content":{"rendered":"<h1>Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Diyaarad Khaas ah Dalka Kaga Dhoofay.<\/h1>\n<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Diyaar Khaasa ka Raacay Madaarka Egal International Airport Iyagoo U Safray Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37159\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/3-2.jpg?resize=839%2C559\" alt=\"3\" width=\"839\" height=\"559\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37160\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/4-2.jpg?resize=839%2C559\" alt=\"4\" width=\"839\" height=\"559\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37161\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/5-1.jpg?resize=823%2C548\" alt=\"5\" width=\"823\" height=\"548\" \/>\u00a0<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta 26.9.2016 (6: 12, Saacadda Hargeysa) safar-hawleed ugu kicitimay dalalka Imaaraadka Carabta (UAE) iyo Ingiriiska (UK). Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayey Marwada koowaad ee Qaranka Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi, Wasiirka Arrimaha Dibedda &amp; Iskaashiga Caalamiga Dr. Sacad Cali Shire, iyo Guddoomiyaha ahna Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37162\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/7.jpg?resize=884%2C589\" alt=\"7\" width=\"884\" height=\"589\" \/><\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha iyo weftigiisa oo qaadan doono maalmo dhawr ah (haddii Allah Idmo) wuxuu daaran yahay dar-dargelinta hawlo Qarankeena muhiim u ah oo inaga dhexeeya Waddamada Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada Dhaqaalaha, Horumarka iyo Iskaashiga, iyo arrimo kaleba. Madaxweynaha iyo weftigiisu waxay ku sii hakan doonaan Dubai, halkaasna waxay uga sii gudbi doonaan London (Bi Idmillah).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Diyaarad Khaas ah Dalka Kaga Dhoofay. Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Diyaar Khaasa ka Raacay Madaarka Egal International Airport Iyagoo U Safray Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska\u00a0\u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta 26.9.2016 (6: 12, Saacadda Hargeysa) safar-hawleed ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1785,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1786,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784\/revisions\/1786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}