{"id":17879,"date":"2020-02-02T22:58:54","date_gmt":"2020-02-02T22:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17879"},"modified":"2020-02-02T22:58:56","modified_gmt":"2020-02-02T22:58:56","slug":"boorama-culimo-shaacisay-in-badhasaabka-gobolka-awdal-uu-diinta-islaamka-caayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17879","title":{"rendered":"Boorama: Culimo Shaacisay In Badhasaabka Gobolka Awdal Uu Diinta Islaamka Caayey"},"content":{"rendered":"\n<p>Borama-(GLN): Qaar ka mid ah Culimada Boorama, ayaa khudbadii Jimcaha ku soo qaatay in badhasaabka gobalkaasi uu diinta caayay isla markaasna ay ugu baaqayaan inuu dib u soo islaamo, waxaanay madaxweynaha iyo wasiirka arimaha gudaha ay ku canaanteen in hogaamiye gobalkaas ay uga dhigeen ruux aan diinta ku fiicnayan.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-image\"><figure class=\"alignleft is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/20200201_144905.jpg\" alt=\"This image has an empty alt attribute; its file name is 20200201_144905.jpg\" width=\"326\" height=\"196\"\/><\/figure><\/div>\n\n\n\n<p>Sheekh Maxamed Siciid Saaweer oo ugu horayntii masaajidka uu ka jeediyo khudbada jimcaha ka hadlaayay waxa uu yidhi: \u201cDawaladu waa inay wax ka qabato ninka diinta caayay hadduu madax yahay haduu askari yahay , haduu cid kasta yahay waa in wax laga qabto oo la sheego, maaha in lays xanto qofku haduu alle iyo rasulkiisa caayo waa la dilayaa \u00a0waa reer hebelnimo yaa loo dhimanayaa\u00a0 kuwa suuqa ku caayaya ee tolkeen ah maxaa wax looga qaban waayay, miyaad aragtay qof diinta lagu dhirbaaxay, diinta ma sidaas ayaynu ku daynaa.\u00a0 Madaxweynuuna waa inuu dadka dhanka cibaadada ku doorto oo aan reer\u00a0 hebelnimo\u00a0 la eegin oo waa in la eegaa qof dhaqan fiican leh oo umadda masuul ka noqda, umaddu masuul wanaagsan ayay u baahantahay\u00a0 nin lagu daydo ayay u baahan tahay nin umadda la tukada ayay u baahan tahay oo jamaca soo dhexgala oo safka hore ku tukada oo umadda wax u sheega oo ay ku dayato.\u201d<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-image\"><figure class=\"alignright is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Sheekh-Xasan.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-17881\" width=\"327\" height=\"251\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Sheekh-Xasan.png 470w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Sheekh-Xasan-300x230.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 327px) 100vw, 327px\" \/><\/figure><\/div>\n\n\n\n<p>Sheekh Xasan Deheeye ayaa dhankiisa isaguna khudbadii jimcaha waxa uu kaga hadlay isla dhacdadan: \u201cMadaxweyne Muuse Biixi waxa laga rabaa inuu maanta misaajidka ugu weyn Hargeysa uu ka khudbadeeyo oo isagu dadka uu hoogaamiyo oo khadiib uu noqdo sidii Cumar Binu Khadaab ilaa madaxdii muslimiinta\u00a0 waayo ninka muslimiinta xukumaaya iimaam ayaa la yidhaahdaa, wax la hogaamiyo salaada ayaa ugu wanaagsan waa inuu salaadooda hogaamiyaa\u00a0 oo toosiyaa,badhasaab kastana waxa laga rabaa inuu isna gobalka loo diray in sidaas u hogamaiyo oo diinta ku hogaamiyo oo khudbadeeyo oo tujiyo,kumaa\u00a0 maanta ina tujin ma ka diinta caayaya ma ka alle caayaya\u00a0 ma ka malaa\u2019igta caayaya, shalay anigoo jooga hudheelka Rays la yidhaahdo wax layaab leh ayaan maqlay qofkii xaadirka ahaana ma ihi ee joogay meel lagu shiraayay ayaa shalay waxa lay sheegayay oo hoolalka ah ninka gobalkan haystaa inuu diinta caayay oo alle uu caayay,anigu isaga canaanan maayo ee kuwa soo magacaabay ee sidaas raali ka ah inuu diinta caayo,\u00a0 waa gaal ninkaasi ee waa inuu dib u ashahaataa\u00a0 xukunkiisuna waa in la dilo, aniga ayaa dilaaya ma lihi ee shareecada ayaa dilaysa.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p><em>Xigasho: Somalilandtoday<\/em><\/p>\n\n\n\n<p style=\"text-align:center\">Gacalibaaxnews<\/p>\n\n\n\n<p style=\"text-align:center\">News Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Borama-(GLN): Qaar ka mid ah Culimada Boorama, ayaa khudbadii Jimcaha ku soo qaatay in badhasaabka gobalkaasi uu diinta caayay isla markaasna ay ugu baaqayaan inuu dib u soo islaamo, waxaanay madaxweynaha iyo wasiirka arimaha gudaha ay ku canaanteen in hogaamiye gobalkaas ay uga dhigeen ruux aan diinta ku fiicnayan. Sheekh Maxamed Siciid Saaweer oo ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17880,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17882,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17879\/revisions\/17882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}