{"id":17976,"date":"2020-02-22T21:06:10","date_gmt":"2020-02-22T21:06:10","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17976"},"modified":"2020-02-22T21:07:21","modified_gmt":"2020-02-22T21:07:21","slug":"xildhibaan-foosiya-yuusuf-oo-jawaab-siisay-masuul-hore-u-sheegay-in-soomaaliland-awood-lagu-muquuniyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17976","title":{"rendered":"Xildhibaan Foosiya Yuusuf Oo Jawaab Siisay Masuul Hore U Sheegay In Soomaaliland Awood Lagu Muquuniyo"},"content":{"rendered":"\n<p>Muqdisho-(GLN): Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan Baarlamaanka dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa jawaab siisay oday Maxamed Yuusuf, oo hore raysalwasaare uga soo noqday Soomaaliya, oo hore u sheegay in Soomaaliland lagu muquuniyo awood ciidan, iyada oo xildhibaan Foosiya sheegtay in hadalkaa uu ku tiraabay uu ahaa gef iyo meelkadhac, is la markaa na ay aad uga xun tahay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\nhttps:\/\/www.youtube.com\/watch?v=uJty5FQptKo&#038;feature=youtu.be\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"420\" height=\"360\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xil.-Foosiya.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17977\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xil.-Foosiya.jpg 420w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xil.-Foosiya-300x257.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 420px) 100vw, 420px\" \/><figcaption><em>Muuqaalka iyo Sawirka: Xil. Foosiya<\/em><br><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(GLN): Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan Baarlamaanka dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa jawaab siisay oday Maxamed Yuusuf, oo hore raysalwasaare uga soo noqday Soomaaliya, oo hore u sheegay in Soomaaliland lagu muquuniyo awood ciidan, iyada oo xildhibaan Foosiya sheegtay in hadalkaa uu ku tiraabay uu ahaa gef iyo meelkadhac, is la markaa na [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17977,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17978,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17976\/revisions\/17978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}