{"id":17991,"date":"2020-02-26T20:59:02","date_gmt":"2020-02-26T20:59:02","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17991"},"modified":"2020-02-26T20:59:04","modified_gmt":"2020-02-26T20:59:04","slug":"23-qof-oo-ku-dhintay-rabshado-dhex-maray-muslimiinta-iyo-hinduga-delhi-ku-nool-iyo-warar-kale-ka-daawo-bbc-soomaali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17991","title":{"rendered":"23 Qof Oo Ku Dhintay Rabshado Dhex Maray Muslimiinta Iyo Hinduga Delhi Ku Nool iyo Warar Kale Ka Daawo BBC Soomaali"},"content":{"rendered":"\n<p>London-(GLN): Xaaladda magaalada caasimada u ah Delhi, ayaa kacsan ka dib markii ay rabshado halkaa ka ka dhaceen, iyadoo ilaa hadda tirada dhimashada lagu sheegay 23 qof iyo dhaawac tiro badan, Waxa na ay rabshadu ka bilaabantay sharci cusub oo xakamaynaya dhalashada Muslimiinta halkaa ku nool, iyadoo markii danbe na ay xaaladdu ku biyoshubantay khilaaf diineed oo u dhexeeya Muslimiinta iyo Hinduga.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\nhttps:\/\/www.youtube.com\/watch?v=RDh-UHgErlI\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"745\" height=\"387\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Delhi.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17993\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Delhi.jpg 745w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Delhi-300x156.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/><figcaption><em>Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali<\/em><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London-(GLN): Xaaladda magaalada caasimada u ah Delhi, ayaa kacsan ka dib markii ay rabshado halkaa ka ka dhaceen, iyadoo ilaa hadda tirada dhimashada lagu sheegay 23 qof iyo dhaawac tiro badan, Waxa na ay rabshadu ka bilaabantay sharci cusub oo xakamaynaya dhalashada Muslimiinta halkaa ku nool, iyadoo markii danbe na ay xaaladdu ku biyoshubantay khilaaf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17993,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17994,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17991\/revisions\/17994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}