{"id":18019,"date":"2020-03-23T22:05:56","date_gmt":"2020-03-23T22:05:56","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18019"},"modified":"2020-03-23T22:07:02","modified_gmt":"2020-03-23T22:07:02","slug":"nin-naafo-ah-oo-tagsiile-ka-ah-hargeysa-oo-ka-sheekaynaya-dhib-lagu-hayn-jiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18019","title":{"rendered":"Nin Naafo Ah Oo Tagsiile Ka Ah Hargeysa Oo Ka Sheekaynaya Dhib Lagu Hayn Jiray"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargeysa-(GLN): Caynaan Axmed Ismaaciil, waa nin lugaha naafo ka ah oo Hargeysa ku nool. Waa nin shaqaysta oo tagsi iyo maqaaxi ka ganacsada. Bal se waxa uu soo sheegay in markii uu bilaabay shaqada tagsiga in dadku yasi jireen, oo ay diidi jireen in ay raacaan. Waxa kale oo uu sheegay in culayska ugu weyn ee hadda haystaa uu yahay, xaaskiisa oo aragga naafo ka noqotay. Waxa na ku soo korodhay hawshii guriga, waa na aabbe lix carruur ahi u joogaam.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Nin Naafo Ah Oo Tagsiile Ka Ah Hargeisa Sidoo Kalena Maqaaxi shaaha Laga Cabo ka shaqeeya.\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/M2rAPWko5GA?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"606\" height=\"424\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nin-Naafo.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18020\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nin-Naafo.jpg 606w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nin-Naafo-300x210.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><figcaption><em>Muuqaalka iyo sawirka: Universal TV<\/em><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Caynaan Axmed Ismaaciil, waa nin lugaha naafo ka ah oo Hargeysa ku nool. Waa nin shaqaysta oo tagsi iyo maqaaxi ka ganacsada. Bal se waxa uu soo sheegay in markii uu bilaabay shaqada tagsiga in dadku yasi jireen, oo ay diidi jireen in ay raacaan. Waxa kale oo uu sheegay in culayska ugu weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18020,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18019"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18022,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18019\/revisions\/18022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}