{"id":18071,"date":"2020-04-08T20:01:25","date_gmt":"2020-04-08T20:01:25","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18071"},"modified":"2020-04-08T20:01:28","modified_gmt":"2020-04-08T20:01:28","slug":"xudeydi-oo-london-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18071","title":{"rendered":"Xudeydi Oo London Ku Geeriyooday"},"content":{"rendered":"\n<p>Alle ha u naxariistee boqorkii cuudka Soomaalida, Axmed Ismaaciil Xuseen &#8220;Xudeydi&#8221;, ayaa xanuunka Coronavirus ugu geeriyooda magaalada London ee waddanka Ingiriiska.<\/p>\n\n\n\n<p>Xudeydi oo dhashay 1928kii, ayaa waxa uu ka mid ahaa aabbeyaashii fanka casriga ah ee Soomaalida, isaga oo si weyn loogu bartay tumiska cuudka. Waxa na uu sannadihii ugu danbeeyey deggenaa oo uu ku noolaa waddanka Ingiriiska.<\/p>\n\n\n\n<p>Abwaan\/macallin Siciid Saalax Axmed, ayaa BBC Soomaali waxa uu uga warramay taariikhdii Xudeydi. <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\nhttps:\/\/www.youtube.com\/watch?v=gSi89ktw86E\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"471\" height=\"414\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Xudeydi.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18072\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Xudeydi.jpg 471w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Xudeydi-300x264.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 471px) 100vw, 471px\" \/><figcaption><em>Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV<\/em><br><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Alle ha u naxariistee boqorkii cuudka Soomaalida, Axmed Ismaaciil Xuseen &#8220;Xudeydi&#8221;, ayaa xanuunka Coronavirus ugu geeriyooda magaalada London ee waddanka Ingiriiska. Xudeydi oo dhashay 1928kii, ayaa waxa uu ka mid ahaa aabbeyaashii fanka casriga ah ee Soomaalida, isaga oo si weyn loogu bartay tumiska cuudka. Waxa na uu sannadihii ugu danbeeyey deggenaa oo uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18072,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18073,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18071\/revisions\/18073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}