{"id":18099,"date":"2020-04-19T20:17:20","date_gmt":"2020-04-19T20:17:20","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18099"},"modified":"2020-04-19T20:17:31","modified_gmt":"2020-04-19T20:17:31","slug":"madaxweyne-muuse-dagaalka-ka-dhacay-fadhigaal-aad-iyo-ayaan-uga-xumahay-ummadu-na-wey-ka-xun-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18099","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse: &#8220;Dagaalka ka dhacay Fadhigaal aad iyo ayaan uga xumahay, ummadu na wey ka xun tahay.&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p> Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaalka saaka ka dhacay Fadhigaab, oo ka tirsan gobolka Sanaag. Halkaas oo ay ku dagaallameen laba beelood oo halkaas wada dega. Madaxweynaha oo sidan ka sheegay shirjaraa&#8217;id oo uu maanta qabtay, ayaa sida oo kale waxa uu si faahfaahsan uga hadlay xanuunka Convid-19. <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\nhttps:\/\/www.youtube.com\/watch?v=KTj96myfcns&#038;feature=youtu.be\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"585\" height=\"446\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Madaxweyne-Muuse.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18100\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Madaxweyne-Muuse.jpg 585w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Madaxweyne-Muuse-300x229.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><figcaption><em>Muuqaalka iyo Sawirka:  Somaliland Channel<\/em><br><br>Gacanlibaaxnews<br>News Desk   <\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaalka saaka ka dhacay Fadhigaab, oo ka tirsan gobolka Sanaag. Halkaas oo ay ku dagaallameen laba beelood oo halkaas wada dega. Madaxweynaha oo sidan ka sheegay shirjaraa&#8217;id oo uu maanta qabtay, ayaa sida oo kale waxa uu si faahfaahsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":18100,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18101,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099\/revisions\/18101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}