{"id":18333,"date":"2025-10-11T17:24:29","date_gmt":"2025-10-11T17:24:29","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18333"},"modified":"2025-10-11T17:24:30","modified_gmt":"2025-10-11T17:24:30","slug":"raadkii-dhagarta-guri-uu-ka-dhacay-dil-xanuun-badan-xanuun-badan-oo-maanta-cidi-na-iibsan-karin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18333","title":{"rendered":"Raadkii Dhagarta: Guri uu ka dhacay dil xanuun badan xanuun badan\u2026 oo maanta cidi na iibsan karin!"},"content":{"rendered":"\n<p>Gurigan burbursan, ayaa noqday meel dadka la deriska ah ee xaafadda uu Hargeysa kaga yaallaa ay si gaar ah u xasuustaan \u2014 ma aha kaliya sababo muuqaalka guriga ah, ba lse waa xusuusta shirqool iyo dil fool xun oo ka dhacay gudihiisa.<\/p>\n\n\n\n<p>Halkaas, ayaa haweeney aan wax ba galabsan lagu dilay, ka dib na god loo sii diyaariyay si loogu aaso maydkeedii lagu qariyey, iyadoo falkaas ay geysteen gabadh iyo wiil ay dhashay. Ujeeddada falka waxay ahayd lacag dayn ah oo haweeneyda ay ku lahayd. Labada eedeysane ayaa dambiga lagu helay, waxaa na maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Tan iyo maalintaas, gurigan waxaa ku hadhay raadka dhagarta. Dad badan ayaa ka maagay in ay markii loo sheegay wixii guriga ka dhacay.<\/p>\n\n\n\n<p>Gurigii markii hore ahaa hoy iyo nolol, maanta wuxuu u taagan yahay xusuus murugo leh iyo raad shirqool!<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/v\/1CtDbK1H7K\">https:\/\/www.facebook.com\/share\/v\/1CtDbK1H7K<\/a><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Gurigii.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"577\" height=\"850\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Gurigii.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18334\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Gurigii.jpg 577w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Gurigii-204x300.jpg 204w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Gurigii-543x800.jpg 543w\" sizes=\"auto, (max-width: 577px) 100vw, 577px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gurigan burbursan, ayaa noqday meel dadka la deriska ah ee xaafadda uu Hargeysa kaga yaallaa ay si gaar ah u xasuustaan \u2014 ma aha kaliya sababo muuqaalka guriga ah, ba lse waa xusuusta shirqool iyo dil fool xun oo ka dhacay gudihiisa. Halkaas, ayaa haweeney aan wax ba galabsan lagu dilay, ka dib na god [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18334,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,2],"tags":[],"class_list":["post-18333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18335,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18333\/revisions\/18335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}