{"id":18336,"date":"2025-10-11T17:57:46","date_gmt":"2025-10-11T17:57:46","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18336"},"modified":"2025-10-11T17:57:47","modified_gmt":"2025-10-11T17:57:47","slug":"guddida-gurmadka-abaaraha-oo-deeq-raashin-ka-guddoomay-hayadda-muslim-hands","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18336","title":{"rendered":"Guddida Gurmadka Abaaraha Oo Deeq Raashin Ka Guddoomay Hay\u2019adda Muslim Hands"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargeysa \u2013 Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran, ayaa maanta ka guddoomay deeq raashin ah oo ay soo gaadhsiiyeen hay\u2019adda Khayriga ah ee MUSLIM HANDS, si loogu gargaaro qoysaska ay abaaruhu sida daran u saameeyeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Deeqdan raashinka ah oo ka kooban cuntooyin aasaasi ah iyo agab kale, ayaa loogu talagalay 1,000 qoys oo ku nool deegaano ay abaaruhu ku dhufteen ee Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p>Masuuliyiinta guddida, ayaa si weyn ugu mahadnaqay hay\u2019adda Muslim Hands oo xafiisyo ku leh UK, USA, Canada iyo dalal kale \u2014 gaar ahaan xafiiskooda dalka Faransiiska oo deeqdan si gaar ah u soo diray.<\/p>\n\n\n\n<p>Guddida Gurmadka Abaaraha, ayaa sidoo kale dadka muxsiniinta ah ee deeqdan soo bixiyay Alle SWT uga baryay ajar iyo xasanaad ka siiyo, iyagoo xusay in taakulada noocan ah ay tahay nafis weyn oo gaadhaya dadka dhibaateysan ee u baahan gargaar degdeg ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"758\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB-1024x758.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18337\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB-1024x758.jpg 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB-300x222.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB-768x569.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB-800x592.jpg 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/GB.jpg 1263w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa \u2013 Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran, ayaa maanta ka guddoomay deeq raashin ah oo ay soo gaadhsiiyeen hay\u2019adda Khayriga ah ee MUSLIM HANDS, si loogu gargaaro qoysaska ay abaaruhu sida daran u saameeyeen. Deeqdan raashinka ah oo ka kooban cuntooyin aasaasi ah iyo agab kale, ayaa loogu talagalay 1,000 qoys oo ku nool deegaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18337,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18338,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18336\/revisions\/18338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}