{"id":18345,"date":"2025-10-13T19:32:36","date_gmt":"2025-10-13T19:32:36","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18345"},"modified":"2025-10-13T19:35:17","modified_gmt":"2025-10-13T19:35:17","slug":"biriijkii-lafaruug-maxaa-sababay-khasaarihii-taariikhiga-ahaa-ee-fashilka-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18345","title":{"rendered":"Biriijkii Lafaruug: Maxaa Sababay Khasaarihii Taariikhiga ahaa Ee fashilka Keenay?"},"content":{"rendered":"\n<p>Biriijka Lafaruug, wuxuu ka mid ahaa biriijyada muhiimka ah ee waddada isku xidha Berbera iyo Hargeysa. Wuxu door weyn ka ciyaari jiray isu socodka dadka iyo ganacsiga ba. Burburkii soo gaadhay wuxu abuuray weydiimo badan oo ku saabsan tayada dhismaha iyo qorsheyntii mashruuca guud ahaan ba. Injineer Cusmaan Axmed Faarax, ayaa TV-ga Qaranka Somaliland ugu warramay goobta uu biriijka dumay ku yaallo, isaga oo si aqoon iyo xeeldheeri ku dheehan tahay uga xogbixiyey sababaha waa weyn ee xuddunta u ahaa dumitaanka biriijka Lafaruug, isagoo soo bandhigaya casharro muhiim ah oo laga baran karo si looga hortago musiibooyin la mid ah mustaqbalka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18346\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-300x169.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-768x432.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-2048x1152.jpg 2048w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Lafaruug-800x450.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p>Lingaxan guji si aad muuqaalka u daawato: <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=9I2bukU-Pdg\">Biriijkii Lafaruug: Maxaa Sababay Khasaarihii Taariikhiga ahaa Ee fashilka Keenay?<\/a><a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=9I2bukU-Pdg\" data-type=\"link\" data-id=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=9I2bukU-Pdg\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=9I2bukU-Pdg<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Biriijka Lafaruug, wuxuu ka mid ahaa biriijyada muhiimka ah ee waddada isku xidha Berbera iyo Hargeysa. Wuxu door weyn ka ciyaari jiray isu socodka dadka iyo ganacsiga ba. Burburkii soo gaadhay wuxu abuuray weydiimo badan oo ku saabsan tayada dhismaha iyo qorsheyntii mashruuca guud ahaan ba. Injineer Cusmaan Axmed Faarax, ayaa TV-ga Qaranka Somaliland ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18346,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,5,2],"tags":[],"class_list":["post-18345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18345"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18348,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18345\/revisions\/18348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}