{"id":18362,"date":"2025-10-15T20:30:06","date_gmt":"2025-10-15T20:30:06","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18362"},"modified":"2025-10-15T20:31:30","modified_gmt":"2025-10-15T20:31:30","slug":"jaamacadda-hargeysa-oo-martigelisay-hadaljeedin-aqooneed-oo-dr-bayle-kaga-hadlay-kobcinta-kheyraadka-dhaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18362","title":{"rendered":"Jaamacadda Hargeysa oo Martigelisay Hadaljeedin Aqooneed Oo Dr. Bayle Kaga Hadlay Kobcinta Kheyraadka Dhaqaalaha"},"content":{"rendered":"\n<p>Jaamacadda Hargeysa, ayaa martigelisay hadaljeedin aqooneed oo uu jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Du\u2019alle Bayle, La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha Somaliland. Hadaljeedintu waxay ku aadanayd &#8220;Kobcinta kheyraadka dhaqaalaha iyo hababka hal-abuurka leh ee lagu kordhin karo dakhliga iyo miisaaniyadda dawladda&#8221;.<\/p>\n\n\n\n<p>Dr. Bayle, ayaa iftiimiyey muhiimadda ay leedahay qorshe dhaqaale oo hufan, maamul daahfuran, iyo dhiirrigelinta halabuurka bulshada, kuwaas oo ah tiirarka muhiimka ah ee lagu gaadhi karo horumar dhaqaale oo waara.<\/p>\n\n\n\n<p>Halkan ka daawo: <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=GUhDOYAQG8Q\">Dr. Bayle | Kobcinta Kheyraadka Dhaqaalaha: Hababka Hal-abuurka Leh ee lagu Horumarin karo Da&#8230;.. &#8211; YouTube<\/a><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"535\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7-1024x535.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18363\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7-1024x535.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7-300x157.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7-768x401.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7-800x418.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-7.png 1304w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaamacadda Hargeysa, ayaa martigelisay hadaljeedin aqooneed oo uu jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Du\u2019alle Bayle, La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha Somaliland. Hadaljeedintu waxay ku aadanayd &#8220;Kobcinta kheyraadka dhaqaalaha iyo hababka hal-abuurka leh ee lagu kordhin karo dakhliga iyo miisaaniyadda dawladda&#8221;. Dr. Bayle, ayaa iftiimiyey muhiimadda ay leedahay qorshe dhaqaale oo hufan, maamul daahfuran, iyo dhiirrigelinta halabuurka bulshada, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18363,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,2],"tags":[],"class_list":["post-18362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18367,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18362\/revisions\/18367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}