{"id":18420,"date":"2025-10-25T21:37:18","date_gmt":"2025-10-25T21:37:18","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18420"},"modified":"2025-10-25T21:37:19","modified_gmt":"2025-10-25T21:37:19","slug":"qodista-ceel-biyood-baahi-weyn-loo-qabay-oo-ka-socda-tuulada-qolqol-ee-gobolka-daadmadheedh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18420","title":{"rendered":"Qodista Ceel Biyood Baahi Weyn Loo Qabay Oo Ka Socda Tuulada Qolqol Ee Gobolka Daadmadheedh"},"content":{"rendered":"\n<p>Qodista ceelbiyood cusub oo baahi weyn loo qabay oo ay wado Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa si habsami leh u socota, iyadoo shaqadiisu meel wacan marayso deegaanka Qolqol ee degmada Oodweyne ee gobolka Daad-Madheedh.<\/p>\n\n\n\n<p>Mashruucan oo muhiimad weyn u leh bulshada deegaanka ayaa qayb ka ah barnaamijka ballaadhan ee wasaaraddu ku horumarineyso adeegyada biyaha nadiifta ah ee gobollada dalka, si loo yareeyo biyo la\u2019aanta iyo dhibaatooyinka ka dhasha.<\/p>\n\n\n\n<p>Si loo qiimeeyo heerka uu marayo mashruuca, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah injineerrada iyo saraakiisha wasaaradda, ayaa safar shaqo ku tegay gobollada Togdheer iyo Daad-Madheedh, halkaas oo ay kormeer iyo indho-indhayn shaqo ku sameeyeen goobta qodista ceelka.<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasimaha Guud ayaa ku ammaanay kooxaha farsamada dadaalka iyo xirfadda ay muujiyeen, isagoo sheegay in ceelkan cusub uu noqon doono il muhiim ah oo biyo nadiif ah u keenta bulshada deegaanka Qolqol iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n\n\n\n<p>Ugu dambayn, Agaasimuhu wuxuu bulshada deegaanka ku boorriyay in ay ilaashadaan ceelka iyo qalabka la xidhiidha, si mashruucu u noqdo mid waara oo faa\u2019iido u leh jiilalka soo socda.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"702\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23-1024x702.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18421\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23-1024x702.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23-300x206.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23-768x526.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23-800x548.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-23.png 1340w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"628\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25-1024x628.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18423\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25-1024x628.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25-300x184.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25-768x471.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25-800x491.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-25.png 1425w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-26.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"626\" height=\"933\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-26.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18424\" style=\"width:840px;height:auto\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-26.png 626w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-26-201x300.png 201w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-26-537x800.png 537w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"675\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27-1024x675.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18425\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27-1024x675.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27-300x198.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27-768x506.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27-800x527.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/image-27.png 1351w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qodista ceelbiyood cusub oo baahi weyn loo qabay oo ay wado Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa si habsami leh u socota, iyadoo shaqadiisu meel wacan marayso deegaanka Qolqol ee degmada Oodweyne ee gobolka Daad-Madheedh. Mashruucan oo muhiimad weyn u leh bulshada deegaanka ayaa qayb ka ah barnaamijka ballaadhan ee wasaaraddu ku horumarineyso adeegyada biyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18425,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18426,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18420\/revisions\/18426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}