{"id":18434,"date":"2025-10-26T14:21:33","date_gmt":"2025-10-26T14:21:33","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18434"},"modified":"2025-10-26T14:21:33","modified_gmt":"2025-10-26T14:21:33","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-dhagaxdhigay-cisbitaal-weyn-oo-ay-taiwan-maalgelinayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18434","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagaxdhigay Cisbitaal Weyn Oo Ay Taiwan Maalgelinayso"},"content":{"rendered":"\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa maanta dhagax dhigay Cisbitaal weyn oo casri ah oo ay maalgelinayso Dawladda Taiwan, kaas oo laga dhisayo magaalada Hargeysa.<\/p>\n\n\n\n<p>Cisbitaalkan cusub, ayaa lagu maalgelinayaa 22 milyan oo doolar oo ay bixisay Dawladda Taiwan. Waxaa na la filayaa in uu noqdo mid ka mid ah goobaha caafimaad ee ugu horumarsan dalka, si weynna uga jawaaba baahida caafimaad ee shacabka Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagaxdhigay Cisbitaal Weyn Oo Ay Taiwan Maalgelinayso\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WeybUwkqj5c?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"499\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-1024x499.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-18435\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-1024x499.jpg 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-300x146.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-768x375.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-1536x749.jpg 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka-800x390.jpg 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cusbitaalka.jpg 1829w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa maanta dhagax dhigay Cisbitaal weyn oo casri ah oo ay maalgelinayso Dawladda Taiwan, kaas oo laga dhisayo magaalada Hargeysa. Cisbitaalkan cusub, ayaa lagu maalgelinayaa 22 milyan oo doolar oo ay bixisay Dawladda Taiwan. Waxaa na la filayaa in uu noqdo mid ka mid ah goobaha caafimaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18435,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18436,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18434\/revisions\/18436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}