{"id":18534,"date":"2025-11-17T11:21:34","date_gmt":"2025-11-17T11:21:34","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18534"},"modified":"2025-11-17T11:21:35","modified_gmt":"2025-11-17T11:21:35","slug":"maxkamadda-dambiyada-caalamiga-ah-ee-bangladesh-oo-dil-ku-xukuntay-raiisul-wasaarihii-hore-sheikh-hasina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18534","title":{"rendered":"Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee Bangladesh oo Dil ku Xukuntay Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Sheikh Hasina"},"content":{"rendered":"\n<p>Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee dalka Bangladesh, ayaa dil ku xukuntay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Sheikh Hasina, kadib markii lagu helay in ay bixisay amarradii keenay dilalkii dhacay 2024 intii ay socdeen bannaanbaxyadii ardayda iyo dhallinyaradu uga soo horjeedeen maamulkeedii lagu eedeeyay musuq iyo takoorka bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p>Sheikh Hasina oo hore uga baxsatay dalka ayaa lagu sheegay inay ku lug lahayd go\u2019aannadii horseeday rabshadahaasi. Markii xukunka lagu dhawaaqay, sacab iyo farxad ayaa ka yeeray gudaha maxkamadda, iyadoo dadka qaar ay u arkayeen xukunka mid ku timid cadaalad la sugayay muddo dheer.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee Bangladesh oo Dil ku Xukuntay Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Hasina\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cls_5n0_O_Q?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-1024x576.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18535\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-1024x576.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-300x169.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-768x432.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-1536x864.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-2048x1152.png 2048w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Xasina-800x450.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee dalka Bangladesh, ayaa dil ku xukuntay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Sheikh Hasina, kadib markii lagu helay in ay bixisay amarradii keenay dilalkii dhacay 2024 intii ay socdeen bannaanbaxyadii ardayda iyo dhallinyaradu uga soo horjeedeen maamulkeedii lagu eedeeyay musuq iyo takoorka bulshada. Sheikh Hasina oo hore uga baxsatay dalka ayaa lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18535,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18536,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18534\/revisions\/18536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}