{"id":18778,"date":"2026-02-07T18:00:21","date_gmt":"2026-02-07T18:00:21","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18778"},"modified":"2026-02-07T18:00:22","modified_gmt":"2026-02-07T18:00:22","slug":"trump-oo-ka-tirtiray-truth-social-muuqaal-lagu-eedeeyay-cunsuriyad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18778","title":{"rendered":"Trump oo Ka Tirtiray Truth Social Muuqaal Lagu Eedeeyay Cunsuriyad"},"content":{"rendered":"\n<p>Madaxweyne Donald Trump, ayaa maanta ka tirtiray akoonkiisa Truth Social muuqaal si weyn loogu cambaareeyay cunsuriyad, kaddib cadho xooggan oo ka timid labada xisbi ee Maraykanka.<\/p>\n\n\n\n<p>Muuqaalkaas ayaa si aflagaado ah u muujinayay madaxweynihii hore Barack Obama iyo marwadii koowaad ee hore Michelle Obama, kuwaas oo loo ekaysiiyay daanyeerro ku jira kayn.<\/p>\n\n\n\n<p>Muuqaalka oo la soo dhigay habeenkii Khamiista ayaa la tirtiray ku dhowaad 12 saacadood kaddib, iyadoo cambaareyntu sii kordheysay, ka na timid Dimuqraadiyiin iyo Jamhuuriyiin labadaba.<\/p>\n\n\n\n<p>Ka hor duhurnimadii Jimcaha, sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ayaa CNN u sheegay in \u201cxubin ka tirsan shaqaalaha Aqalka Cad ay si qalad ah u soo dhigtay muuqaalka,\u201d islamarkaa na si degdeg ah loo tirtiray. Sarkaalkaasi waxa uu sheegay in Trump uusan ka warqabin muuqaalka ka hor inta aan la baahin.<\/p>\n\n\n\n<p>Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Senatar Tim Scott oo laga soo doorto South Carolina, isla markaa na ah senatarka keliya ee madow ee Jamhuuriga ku matala Senate-ka Maraykanka, uu si cad u cambaareeyay muuqaalka, ku na tilmaamay mid cunsuriyad ah ka na dalbaday in la tirtiro.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"574\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13-1024x574.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18779\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13-1024x574.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13-300x168.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13-768x430.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13-800x448.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-13.png 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump, ayaa maanta ka tirtiray akoonkiisa Truth Social muuqaal si weyn loogu cambaareeyay cunsuriyad, kaddib cadho xooggan oo ka timid labada xisbi ee Maraykanka. Muuqaalkaas ayaa si aflagaado ah u muujinayay madaxweynihii hore Barack Obama iyo marwadii koowaad ee hore Michelle Obama, kuwaas oo loo ekaysiiyay daanyeerro ku jira kayn. Muuqaalka oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18779,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18783,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18778\/revisions\/18783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}