{"id":18826,"date":"2026-02-17T16:12:59","date_gmt":"2026-02-17T16:12:59","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18826"},"modified":"2026-02-17T16:13:00","modified_gmt":"2026-02-17T16:13:00","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-xilal-u-magacaabay-masuuliyiin-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18826","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub"},"content":{"rendered":"\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17\/02\/2026 soo saaray wareegto uu ku magacaabay masuuliyiin cusub.<\/p>\n\n\n\n<p>Madaxweynuhu waxa uu:<\/p>\n\n\n\n<p>Cabdillaahi Maxamuud Ibraahin (Beershiya), u magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa.<\/p>\n\n\n\n<p>Eng. Aadan Daahir Cabdillaahi (Cadde), u magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa.<\/p>\n\n\n\n<p>Axmed Maxamed Muuse Nuux (PhD), u magacaabay Madaxa Unugga Xidhiidhinta, Dardargelinta Mudnaanta iyo Waxqabadka Hay\u2019adaha Xukuumadda.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"850\" height=\"997\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18827\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27.png 850w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27-256x300.png 256w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27-768x901.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/image-27-682x800.png 682w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17\/02\/2026 soo saaray wareegto uu ku magacaabay masuuliyiin cusub. Madaxweynuhu waxa uu: Cabdillaahi Maxamuud Ibraahin (Beershiya), u magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa. Eng. Aadan Daahir Cabdillaahi (Cadde), u magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa. Axmed Maxamed Muuse Nuux (PhD), u magacaabay Madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18827,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18826","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18826"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18828,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18826\/revisions\/18828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}