{"id":18840,"date":"2026-02-20T21:59:10","date_gmt":"2026-02-20T21:59:10","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18840"},"modified":"2026-02-20T21:59:11","modified_gmt":"2026-02-20T21:59:11","slug":"wasaaradda-deegaanka-jsl-oo-dib-u-furtay-seeraha-buurta-libaaxley-ee-boon-xilli-abaareedka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18840","title":{"rendered":"Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Dib U Furtay Seeraha Buurta Libaaxley Ee Boon Xilli Abaareedka"},"content":{"rendered":"\n<p>Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland ayaa dib u furtay seeraha buurta Libaaxley ee degmada Boon, kaas oo hore looga xidhay dadka si looga ilaaliyo deegaanka. Go\u2019aankan ayaa yimid xilli ay dalka ka jirto abaar adag, taas oo keentay in loo oggolaado bulshada in ay ka faa\u2019iidaystaan daaqa iyo kheyraadka seeraha. <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Dib U Furtay Seeraha Buurta Libaaxley Ee Boon Xilli Abaareedka\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tsPGHNJugEs?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland ayaa dib u furtay seeraha buurta Libaaxley ee degmada Boon, kaas oo hore looga xidhay dadka si looga ilaaliyo deegaanka. Go\u2019aankan ayaa yimid xilli ay dalka ka jirto abaar adag, taas oo keentay in loo oggolaado bulshada in ay ka faa\u2019iidaystaan daaqa iyo kheyraadka seeraha.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18841,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18842,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18840\/revisions\/18842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}