{"id":18876,"date":"2026-03-06T11:56:41","date_gmt":"2026-03-06T11:56:41","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18876"},"modified":"2026-03-06T11:56:42","modified_gmt":"2026-03-06T11:56:42","slug":"wasaaradda-diinta-jsl-oo-muaddimiinta-masaajidda-ku-wargelisay-in-la-raaco-jadwalka-rasmiga-ah-ee-eeddaanka-salaaddaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18876","title":{"rendered":"Wasaaradda Diinta JSL Oo Mu\u2019addimiinta Masaajidda ku Wargelisay in la Raaco Jadwalka Rasmiga ah Ee Eeddaanka Salaaddaha"},"content":{"rendered":"\n<p>Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda, Somaliland ayaa ku war-gelinaysa dhammaan Mu\u2019addimiinta masaajidda dalka in ay si rasmi ah u raacaan jadwalka eeddaanka salaaddaha ee ay soo saartay wasaaraddu, si loo ilaaliyo wakhtiyada saxda ah ee salaadaha, gaar ahaan wakhtiga afurka bisha barakaysan ee Ramadaan. Si aanay dadku ugu jahawareerin xilliyada kala duwan ee eedaanka, ayaa wasaaraddu ku adkaynaysaa in si mideysan loogu dhaqmo jadwalkan rasmiga ah.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-12.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"668\" height=\"936\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-12.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18878\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-12.png 668w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-12-214x300.png 214w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-12-571x800.png 571w\" sizes=\"auto, (max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda, Somaliland ayaa ku war-gelinaysa dhammaan Mu\u2019addimiinta masaajidda dalka in ay si rasmi ah u raacaan jadwalka eeddaanka salaaddaha ee ay soo saartay wasaaraddu, si loo ilaaliyo wakhtiyada saxda ah ee salaadaha, gaar ahaan wakhtiga afurka bisha barakaysan ee Ramadaan. Si aanay dadku ugu jahawareerin xilliyada kala duwan ee eedaanka, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18877,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18879,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18876\/revisions\/18879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}