{"id":18880,"date":"2026-03-07T11:47:21","date_gmt":"2026-03-07T11:47:21","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18880"},"modified":"2026-03-07T11:47:22","modified_gmt":"2026-03-07T11:47:22","slug":"madaxweynaha-iiraan-oo-sheegay-in-aanayn-weerari-doonin-dalalka-deriska-ah-haddii-aan-weerar-lagaga-soo-qaadin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18880","title":{"rendered":"Madaxweynaha Iiraan Oo Sheegay In Aanayn Weerari Doonin Dalalka Deriska ah Haddii Aan Weerar Lagaga Soo Qaadin"},"content":{"rendered":"\n<p>Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in golaha hoggaanka kumeelgaadhka ah ee dalkaasi ay go\u2019aamiyeen in Iran aanay mar dambe weerari doonin dalalka deriska ah, haddii aan weerar laga soo qaadin dhulkooda.<\/p>\n\n\n\n<p>Pezeshkian, ayaa sidoo kale raalli-gelin ka bixiyay weerarradii hore ee saameeyey qaar ka mid ah dalalka gobolka Khaliijka, isaga oo xusay in Iran aanay cadow la ahayn dalalka deriska la ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu caddeeyey in Iran ay si adag uga jawaabi doonto haddii weerar laga soo qaado dalalkaas, isagoo ku adkaystay in siyaasadda dalkiisu tahay difaac iyo ilaalinta amniga qaranka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"915\" height=\"587\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-18881\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13.png 915w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13-300x192.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13-768x493.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/image-13-800x513.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 915px) 100vw, 915px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in golaha hoggaanka kumeelgaadhka ah ee dalkaasi ay go\u2019aamiyeen in Iran aanay mar dambe weerari doonin dalalka deriska ah, haddii aan weerar laga soo qaadin dhulkooda. Pezeshkian, ayaa sidoo kale raalli-gelin ka bixiyay weerarradii hore ee saameeyey qaar ka mid ah dalalka gobolka Khaliijka, isaga oo xusay in Iran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18881,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18882,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18880\/revisions\/18882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}