{"id":18890,"date":"2026-03-13T12:57:15","date_gmt":"2026-03-13T12:57:15","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18890"},"modified":"2026-03-13T12:57:17","modified_gmt":"2026-03-13T12:57:17","slug":"kenya-nin-u-dhashay-shiinaha-oo-lagu-qabtay-tahriibinta-2238-qudhaanjo-oo-la-soo-taagay-maxkamad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=18890","title":{"rendered":"Kenya: Nin u Dhashay Shiinaha Oo Lagu Qabtay Tahriibinta 2,238 Qudhaanjo Oo La Soo Taagay Maxkamad"},"content":{"rendered":"\n<p>Nin u dhashay dalka Shiinaha, ayaa lagu soo taagay maxkamad ku taalla Kenya kadib markii lagu qabtay isagoo isku dayaya inuu si sharcidarro ah u tahriibiyo 2,238 qudhaanjo. Adeegga Ilaalinta Duurjoogta Kenya (KWS), ayaa maxkamadda u sheegay inay u baahan yihiin wakhti dheeraad ah si ay u dhammeeyaan baadhitaanka kiiskan, iyadoo dacwadda ninka ay weli socoto. Saraakiisha ayaa sheegay in arrintan ay la xidhiidhto tahriibinta noocyada cayayaanka oo sharci ahaan la mamnuucay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Kenya: Nin u Dhashay Shiinaha Oo Lagu Qabtay Tahriibinta 2,238 Qudhaanjo Oo La Soo Taagay Maxkamad\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/S-__IZxTQIE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin u dhashay dalka Shiinaha, ayaa lagu soo taagay maxkamad ku taalla Kenya kadib markii lagu qabtay isagoo isku dayaya inuu si sharcidarro ah u tahriibiyo 2,238 qudhaanjo. Adeegga Ilaalinta Duurjoogta Kenya (KWS), ayaa maxkamadda u sheegay inay u baahan yihiin wakhti dheeraad ah si ay u dhammeeyaan baadhitaanka kiiskan, iyadoo dacwadda ninka ay weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18892,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18890\/revisions\/18892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}