{"id":191,"date":"2016-08-18T10:34:46","date_gmt":"2016-08-18T10:34:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=191"},"modified":"2016-08-18T10:34:46","modified_gmt":"2016-08-18T10:34:46","slug":"tacsi-guddoomiye-cirro-oo-shacabka-somaliland-iyo-agaasimahii-hore-ee-xarunta-dhaxe-ee-waddani-ka-tacsiyadeeyey-geeridii-ku-timi-aabaheed-cali-raygal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=191","title":{"rendered":"TACSI: Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Agaasimahii Hore ee Xarunta Dhaxe ee WADDANI Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Aabaheed Cali Raygal."},"content":{"rendered":"<h2><b>TACSI: Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Agaasimahii Hore ee Xarunta Dhaxe ee WADDANI Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Aabaheed Cali Raygal<\/b>.<\/h2>\n<p>Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku hadlaaya, magaciisa, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI ee kala jooga guddo iyo dibad ba, waxa uu tacsi tiiraanyo u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan agaasimahii hore ee xarunta dhaxe ee xisbiga WADDANI Marwo Yaasiin Cali Nuur(Yaasiin Raygal), isaga oo ka tacsiyadeynaaya geeridii naxdinta lahayd eek u timi Aabaheed Cali Nuur Xasan(Cali Raygal) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu sida oo kale uu tacsi taas la mid ah u dirayaa eheladii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumku, isaga oo ku sifeeyey in uu ahaa adoon wanaagsan oo cibaado badan sida oo kale na u sama-fala dadka danyarta ah isaga oo sida oo kalena ku tilmaamay in uu ahaa shakhsi qiimo weyn ku lahaa dawladnimada Somaliland oo ka soo qeyb-qaatay xoreyntii iyo dhiskii dalka ba.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxa uu ugu dambeyn uu Marxuumka Alle uga baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii jannatul Fardowsana uu ka waraabiyo. Ehelkii, qaraabaddii, asxaabtii iyo weliba gaar ahaan agaasimahii hore ee xarunta dhaxe ee xisbiga WADDANI Marwo Yaasiin Raygal ba uu samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin Amiin Amiin \u2026\u2026..!!.<\/p>\n<p><strong>Innaa-Lillaahi Wa-Innaa Ileyhi Raajicuun!!.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waaxda Warfaafinta Xisbiga WADDANI <\/strong><\/p>\n<p><strong>Hargeysa\/Somaliland.<\/strong><\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI: Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Agaasimahii Hore ee Xarunta Dhaxe ee WADDANI Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Aabaheed Cali Raygal. Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku hadlaaya, magaciisa, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI ee kala jooga guddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":192,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/191\/revisions\/193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}