{"id":19105,"date":"2026-04-26T22:25:55","date_gmt":"2026-04-26T22:25:55","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19105"},"modified":"2026-04-26T22:26:31","modified_gmt":"2026-04-26T22:26:31","slug":"maxamed-ordaaye-oo-lagu-maamuusay-xarunta-wasaaradda-arrimaha-dibedda-jsl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19105","title":{"rendered":"Maxamed Ordaaye Oo Lagu Maamuusay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda JSL"},"content":{"rendered":"\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aaden, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Maxamed Cabdiraxmaan Xasan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay muwaadin Maxamed Axmed Aw Cali (Maxamed Ordaaye).<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-1024x683.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19106\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-1024x683.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-300x200.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-768x512.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-1536x1025.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64-800x534.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-64.png 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p>Maxamed Ordaaye, oo si weyn loogu yaqaan muuqaallada orodka ee uu ku faafiyo baraha bulshada, ayaa noqday shaqsi si degdeg ah caan uga noqday gudaha iyo dibadda, isagoo soo jiitay indhaha warbaahinta caalamiga ah. Sumcaddiisa sii kordhaysa ayaa horseeday in ay la soo xidhiidhaan shirkado waaweyn iyo kooxo kubadda cagta ah oo caan ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"745\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-1024x745.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19107\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-1024x745.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-300x218.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-768x559.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-1536x1118.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65-800x582.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-65.png 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p>Wasiirku waxa uu si gaar ah u bogaadiyey Maxamed hal-adaygiisa, kartidiisa iyo geesinimada uu muujiyey, isaga oo tilmaamay inuu tusaale u yahay dhalinyarada, gaar ahaan dadka qaba baahiyaha gaarka ah. Wasiirku waxa uu caddeeyey in dowladda iyo wasaaraddu ay mar walba garab taagan yihiin, isla markaana albaabbada wasaaraddu u furan yihiin.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-1024x683.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19108\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-1024x683.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-300x200.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-768x512.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-1536x1025.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66-800x534.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-66.png 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p>Dhankiisa, Maxamed (Ordaaye) ayaa muujiyey farxad iyo mahadnaq ku aaddan qaabilaadda loo sameeyey, isaga oo kulanka ku tilmaamay mid qiimo weyn u leh. Waxa uu ballanqaaday inuu sii wadi doono dadaalkiisa, isla markaana si sharaf leh ugu meteli doono qarankiisa meel kasta oo uu tago, isagoo ugu baaqay bulshada inay dhiirrigeliyaan oo garab istaagaan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-1024x683.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19109\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-1024x683.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-300x200.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-768x512.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-1536x1025.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67-800x534.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/image-67.png 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aaden, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Maxamed Cabdiraxmaan Xasan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay muwaadin Maxamed Axmed Aw Cali (Maxamed Ordaaye). Maxamed Ordaaye, oo si weyn loogu yaqaan muuqaallada orodka ee uu ku faafiyo baraha bulshada, ayaa noqday shaqsi si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19106,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19105"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19111,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19105\/revisions\/19111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}