{"id":19135,"date":"2026-06-09T09:50:22","date_gmt":"2026-06-09T09:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19135"},"modified":"2026-06-09T09:50:23","modified_gmt":"2026-06-09T09:50:23","slug":"garsoore-cumar-cabdqaadir-cartan-oo-loo-diiday-gelitaanka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19135","title":{"rendered":"Garsoore Cumar Cabdqaadir Cartan oo loo diiday gelitaanka Maraykanka"},"content":{"rendered":"\n<p>Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdqaadir Cartan ayaa loo diiday gelitaanka Maraykanka, taasoo ka hor istaagtay inuu ka qayb galo tartanka Koobka Adduunka 2026. Cartan, oo haystay fiiso sax ah, ayaa lagu joojiyay garoonka diyaaradaha ee Miami kadib markii uu ka yimid magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.<\/p>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Ilaalinta Xuduudaha Maraykanka (CBP) ayaa sheegtay in garsooraha loo diiday gelitaanka dalka sababo la xidhiidha \u201cwalaacyo ku saabsan baadhitaan iyo hubin amni\u201d, balse faahfaahin dheeraad ah lagama bixin.<\/p>\n\n\n\n<p>FIFA ayaa xaqiijisay in Cartan aanu ka mid noqon doonin garsoorayaasha ka qayb galaya tartanka, iyadoo sheegtay in arrimaha socdaalka iyo gelitaanka waddamada martigelinaya aany ku jirin awooddeeda ama masuuliyaddeeda.<\/p>\n\n\n\n<p>Cumar Cartan, ayaa ahaa garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee loo xusho garsooridda Koobka Adduunka, waxaana dhacdadan si weyn uga xumaaday bahda kubadda cagta Soomaaliyeed iyo masuuliyiin badan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/image.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"769\" height=\"916\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/image.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19136\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/image.png 769w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/image-252x300.png 252w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/image-672x800.png 672w\" sizes=\"auto, (max-width: 769px) 100vw, 769px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdqaadir Cartan ayaa loo diiday gelitaanka Maraykanka, taasoo ka hor istaagtay inuu ka qayb galo tartanka Koobka Adduunka 2026. Cartan, oo haystay fiiso sax ah, ayaa lagu joojiyay garoonka diyaaradaha ee Miami kadib markii uu ka yimid magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Hay\u2019adda Ilaalinta Xuduudaha Maraykanka (CBP) ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19136,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19137,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19135\/revisions\/19137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}