{"id":1927,"date":"2016-09-30T07:02:06","date_gmt":"2016-09-30T07:02:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1927"},"modified":"2016-09-30T07:02:06","modified_gmt":"2016-09-30T07:02:06","slug":"xukumada-sucuudiga-oo-mareykanka-uga-digay-dacwadda-weerarkii-2001","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1927","title":{"rendered":"Xukumada Sucuudiga Oo Mareykanka Uga Digay Dacwadda Weerarkii 2001."},"content":{"rendered":"<p><strong>McConnell ayaa ka mid ahaa tiro xildhibaana ah oo ka tirsan Congress-ka mareykanka oo u codeeyay sharcigan balse hadda rumeysan in sharciga <\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/11%28414%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"story-body__introduction\">Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in tallaabadaasi oo lagu suurtagelinayo diidmada Congress-ka uu diiday codkii qayaxnaa ee madaxweyne Obama ku<br \/>\ndiiday sharciga fududeynaya arrintaasi ay meesha ka saareyso xasaanadda waddamda,<\/p>\n<p>Sucuudiga waxa uu intaasi ku daray in tallaabadaasi ay yeelan doonto saameyn xun oo dhanka diblomaasiyadda ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Obama ayaa dhowr jeer ka digay in arrintan ay halis gelinayso askarta iyo saraakiisha mareykanka ee ka howlgalaya dibadda, kuwaasi oo uu sheegay in ay wajihi karaan dacwad.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay aqalka cad ee mareykanka looga arrimiyo Josh Earnest ayaa sheegay in xildhibaanada Congress-ka aysan fahmin cawaaqibka arrintan ka dhalan kara.<\/p>\n<p>Balse hoggaamiyaha aqlabiyadda ee aqalka sare ee Senate-ka Mitch McConnell ayaa sheegay in aysan jirin cid dhab ahaantii diiradda saartay dhibaatada dhanka xiriirka caalamiga ah ee arrinta ka dhalan karto.<\/p>\n<p>McConnell ayaa ka mid ahaa tiro xildhibaana ah oo ka tirsan Congress-ka mareykanka oo u codeeyay sharcigan balse hadda rumeysan in sharciga uu u baahan yahay in wax weyn laga badalo.<\/p>\n<p>Waxa ayna doonayaan in ay sharcigaasi ay ku koobaan oo kaliya arrinta la xiriirta weerarkaasi, si ay u yareeyaan saameynta ay arrintan ku yeelan karto dadka ameerikaanka ah ee dibadda ku sugan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sources:BBC.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>McConnell ayaa ka mid ahaa tiro xildhibaana ah oo ka tirsan Congress-ka mareykanka oo u codeeyay sharcigan balse hadda rumeysan in sharciga Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1928,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1929,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1927\/revisions\/1929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}