{"id":19273,"date":"2026-08-26T14:57:01","date_gmt":"2026-08-26T14:57:01","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19273"},"modified":"2026-08-26T14:57:02","modified_gmt":"2026-08-26T14:57:02","slug":"in-ka-badan-41-kun-oo-arday-oo-ka-gudbay-imtixaanka-qaranka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19273","title":{"rendered":"In ka badan 41 kun oo arday oo ka gudbay imtixaanka qaranka Somaliland"},"content":{"rendered":"\n<p>Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay natiijada imtixaannada shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025\u20132026, iyadoo 41,911 arday ay ka gudbeen fasallada 8-aad iyo 4-aad ee dugsiga sare.<\/p>\n\n\n\n<p>Dugsiga sare, 16,051 arday ayaa gudbay, 27 way dhaceen, halka 41 kalena aanay imtixaanka gelin.<\/p>\n\n\n\n<p>Fasalka 8-aad, 26,116 arday ayaa imtixaanka galay, kuwaas oo 25,860 ay gudbeen, halka 256 ay dhaceen. Ardayda imtixaanka gashay waxay ka koobnaayeen 14,407 wiil iyo 11,709 gabdhood.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasaaraddu waxay sidoo kale sheegtay in dhammaan ardaydii waxbarashada farsamada gacanta u fadhiisatay imtixaanka ay gudbeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Ismaaciil Ducaale Yuusuf, ayaa hambalyeeyey ardayda guulaysatay, waalidiintooda iyo macallimiintii wax baraysay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/image-28.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"753\" height=\"563\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/image-28.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19274\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/image-28.png 753w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/image-28-300x224.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/image-28-258x193.png 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay natiijada imtixaannada shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025\u20132026, iyadoo 41,911 arday ay ka gudbeen fasallada 8-aad iyo 4-aad ee dugsiga sare. Dugsiga sare, 16,051 arday ayaa gudbay, 27 way dhaceen, halka 41 kalena aanay imtixaanka gelin. Fasalka 8-aad, 26,116 arday ayaa imtixaanka galay, kuwaas oo 25,860 ay gudbeen, halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19274,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19275,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19273\/revisions\/19275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}