{"id":19364,"date":"2026-09-10T22:25:08","date_gmt":"2026-09-10T22:25:08","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19364"},"modified":"2026-09-10T22:25:09","modified_gmt":"2026-09-10T22:25:09","slug":"saldhigyada-booliska-hargeysa-oo-lagu-qalabeeyey-tiknoolajiyad-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19364","title":{"rendered":"Saldhigyada Booliska Hargeysa oo Lagu Qalabeeyey Tiknoolajiyad Casri ah"},"content":{"rendered":"\n<p>Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bilaabay casriyeynta habka shaqo ee saldhigyada magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagu qalabeeyey kombiyuutarro, kamarado iyo qalabka lagu diiwaangeliyo faraha.<\/p>\n\n\n\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa sheegay in tallaabadani qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo diiwaangelinta xogta, baadhista dambiyada iyo hufnaanta guud ee adeegyada Booliska.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-4-3 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Saldhigyada Booliska Hargeysa oo Lagu Qalabeeyey Tiknoolajiyad Casri ah\" width=\"500\" height=\"375\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/D3lHTmziLV4?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bilaabay casriyeynta habka shaqo ee saldhigyada magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagu qalabeeyey kombiyuutarro, kamarado iyo qalabka lagu diiwaangeliyo faraha. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa sheegay in tallaabadani qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo diiwaangelinta xogta, baadhista dambiyada iyo hufnaanta guud ee adeegyada Booliska.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19366,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19367,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19364\/revisions\/19367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}