{"id":19375,"date":"2026-09-11T12:16:55","date_gmt":"2026-09-11T12:16:55","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19375"},"modified":"2026-09-11T12:16:56","modified_gmt":"2026-09-11T12:16:56","slug":"dardaarankii-xaawo-faarax-iyo-jirikaankeedii-waqafka-ah-ee-50ka-sano-socotadu-ka-cabbaysay-oo-berked-loo-beddelayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19375","title":{"rendered":"Dardaarankii Xaawo Faarax Iyo Jirikaankeedii Waqafka ah ee 50ka sano Socotadu Ka Cabbaysay Oo Berked loo Beddelayo!"},"content":{"rendered":"\n<p>Dardaarankii ay ka tagtay Alle ha u naxariistee Xaawo Faarax iyo garab-istaaggii muddada dheer la sugayey ayaa ugu dambayn rumoobaya. Jirikaanka biyaha ee ay Xaawo Faarax ku bilowday hawshan samafalka ah, isla markaana muddo ku dhow 50 sano ay dadka socotada ahi ka cabbayeen, ayaa hadda lagu wadaa in lagu beddelo berked si joogto ah bulshada iyo dadka safarka ahi uga helaan biyo macaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Xaawo Faarax waxay geeriyootay 12 sano ka hor, balse raadkii samafalkeedu weli wuu nool yahay, dardaarankeedina waa hirgeliyey. Arrintan waxaa indhaha bulshada dib ugu soo celiyey muuqaal saamayn weyn yeeshay oo uu jirikaanka iyo qoyska ka soo duubay weriye Maxamed Salaad Dirir. Masuuliyadda abaabulka iyo ururinta qaadhaanka lagu hirgelinayo berkedda waxaa la wareegay Suldaan Axmed Cabdiraxmaan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Dardaarankii Xaawo Iyo Jirikaankeedii Waqafka ah ee 50ka sano socotadu ka cabbaysay oo berked loo be\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/h_x0i2zU0N4?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dardaarankii ay ka tagtay Alle ha u naxariistee Xaawo Faarax iyo garab-istaaggii muddada dheer la sugayey ayaa ugu dambayn rumoobaya. Jirikaanka biyaha ee ay Xaawo Faarax ku bilowday hawshan samafalka ah, isla markaana muddo ku dhow 50 sano ay dadka socotada ahi ka cabbayeen, ayaa hadda lagu wadaa in lagu beddelo berked si joogto ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19376,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":["post-19375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19377,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19375\/revisions\/19377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}