{"id":19555,"date":"2026-10-12T21:45:02","date_gmt":"2026-10-12T21:45:02","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19555"},"modified":"2026-10-12T21:45:04","modified_gmt":"2026-10-12T21:45:04","slug":"daad-halis-ku-haya-xabaalaha-burco-iyo-baaq-gurmad-oo-bulshada-loo-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19555","title":{"rendered":"Daad Halis Ku Haya Xabaalaha Burco Iyo Baaq Gurmad Oo Bulshada Loo Diray"},"content":{"rendered":"\n<p>Xabaalaha Burco ayaa halis ugu jira inuu daadku dumiyo, iyadoo bulshada loogu baaqay gurmad degdeg ah si qabuuraha looga badbaadiyo waxyeellada biyaha.<\/p>\n\n\n\n<p>Maamulka magaalada Burco iyo kan gobolka Togdheer, bulshada, dadka hantida haysta, cid kasta oo khayrka jecel iyo dadka ehelkoodu ku aasan yahay xabaalahan: gurmadka xabaalaha Burco waa la ma huraan. Waxaa laga ma maarmaan ah in si degdeg ah la isaga kaashado badbaadinta qabuuraha ee halista daadku ku hayo. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa mahad mudan haweenka muuqaalka soo duubay ee bulshada gaadhsiiyey halista xabaalaha ku soo fool leh iyo baaqa gurmadka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-9-16 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Daad Halis Ku Haya Xabaalaha Burco\u2014Baaq Gurmad Oo Degdeg ah\" width=\"422\" height=\"750\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/n10O_YGWpZE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabaalaha Burco ayaa halis ugu jira inuu daadku dumiyo, iyadoo bulshada loogu baaqay gurmad degdeg ah si qabuuraha looga badbaadiyo waxyeellada biyaha. Maamulka magaalada Burco iyo kan gobolka Togdheer, bulshada, dadka hantida haysta, cid kasta oo khayrka jecel iyo dadka ehelkoodu ku aasan yahay xabaalahan: gurmadka xabaalaha Burco waa la ma huraan. Waxaa laga ma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19556,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19557,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19555\/revisions\/19557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}