{"id":19620,"date":"2026-10-29T16:40:40","date_gmt":"2026-10-29T16:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19620"},"modified":"2026-10-29T16:40:43","modified_gmt":"2026-10-29T16:40:43","slug":"maxbuus-28-sano-u-xidhnaa-xuquuq-madani-ah-oo-jeelka-hargeysa-laga-sii-daatet","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19620","title":{"rendered":"Maxbuus 28 sano U xidhnaa Xuquuq Madani ah Oo Jeelka Hargeysa Laga Sii Daatet"},"content":{"rendered":"\n<p>Daahir Qaasim Cabdalle ayaa maanta laga sii daayay xabsiga dhexe ee Hargeysa, kaddib markii uu muddo 28 sano ah ugu xidhnaa arrimo la xidhiidha xuquuq madani ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Siidayntiisa ayaa ka dhalatay kormeerro uu Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland, Yoonis Axmed Yoonis, ku sameeyay xabsiyada dalka, kuwaas oo lagu eegayay xaaladaha maxaabiista.<\/p>\n\n\n\n<p>Daahir ayaa ka mid ah maxaabiista ugu muddada dheer ee la sii daayay intii uu wasiirku xilka hayay. Muddadaas, waxa sidoo kale la sii daayay maxaabiis kale oo muddo dheer u xidhnaa arrimo la xidhiidha xuquuqda madaniga ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasaaradda Caddaaladda ayaa sheegtay in tallaabooyinkani qayb ka yihiin dadaallada lagu ilaalinayo xuquuqda maxaabiista laguna daryeelayo xaaladahooda.<\/p>\n\n\n\n\n\n<p>GLN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daahir Qaasim Cabdalle ayaa maanta laga sii daayay xabsiga dhexe ee Hargeysa, kaddib markii uu muddo 28 sano ah ugu xidhnaa arrimo la xidhiidha xuquuq madani ah. Siidayntiisa ayaa ka dhalatay kormeerro uu Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland, Yoonis Axmed Yoonis, ku sameeyay xabsiyada dalka, kuwaas oo lagu eegayay xaaladaha maxaabiista. Daahir ayaa ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19622,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19623,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19620\/revisions\/19623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}