{"id":19626,"date":"2026-11-04T13:33:41","date_gmt":"2026-11-04T13:33:41","guid":{"rendered":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19626"},"modified":"2026-11-04T13:33:42","modified_gmt":"2026-11-04T13:33:42","slug":"dab-khasaare-geystay-oo-ka-kacay-doon-ku-sugnayd-aagga-dekedda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=19626","title":{"rendered":"Dab Khasaare Geystay oo ka Kacay Doon Ku Sugnayd Aagga Dekedda Berbera"},"content":{"rendered":"\n<p>Dab xalay ka kacay doonida Ali Murtaza oo ku sugnayd aagga barroosinka Dekedda Berbera ayaa khasaare gaadhsiiyey doonta iyo qayb ka mid ah hantidii saarnayd, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p>Dabka ayaa ka bilaabmay qaybta hoose ee doonta, oo aagga barroosinka dekedda soo gaadhay 28-kii October 2026.<\/p>\n\n\n\n<p>Hawlgal gurmad oo ay iska kaashadeen Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland, Ciidanka Dab-damiska, Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Booliska ayaa lagu badbaadiyey qayb ka mid ah alaabtii iyo gaadiidkii saarnaa doonta.<\/p>\n\n\n\n<p>Hay\u2019addu ma sheegin sababta dabka dhalisay, baaxadda khasaaraha ama in waxyeello dad soo gaadhay.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxay ganacsatada iyo milkiilayaasha doonyaha ku boorrisay inay ilaaliyaan habraacyada badbaadada, gaar ahaan marka la rarayo ama la kaydinayo kiimikooyinka iyo badeecadaha dabka keeni kara.<\/p>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland ayaa u mahadnaqday hay\u2019adihii gurmadka ka qayb qaatay, waxaanay ganacsatadii khasaaruhu soo gaadhay Alle uga bariday inuu ugu beddelo khayr.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-1024x576.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-19627\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-1024x576.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-300x169.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-768x432.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-1536x864.png 1536w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-800x450.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image.png 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab xalay ka kacay doonida Ali Murtaza oo ku sugnayd aagga barroosinka Dekedda Berbera ayaa khasaare gaadhsiiyey doonta iyo qayb ka mid ah hantidii saarnayd, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland. Dabka ayaa ka bilaabmay qaybta hoose ee doonta, oo aagga barroosinka dekedda soo gaadhay 28-kii October 2026. Hawlgal gurmad oo ay iska kaashadeen Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19627,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19628,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19626\/revisions\/19628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}