{"id":198,"date":"2016-08-18T12:42:02","date_gmt":"2016-08-18T12:42:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=198"},"modified":"2016-08-18T12:42:02","modified_gmt":"2016-08-18T12:42:02","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-saaka-safar-ugu-baxay-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=198","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland  Oo Saaka Safar Ugu Baxay Gobolka Sool."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa (GLN)_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa\u00a0 saaka safar ugu baxay xarunta gobalka Sool ee Magalada Laascanood .<\/p>\n<\/div>\n<p>Safarka\u00a0 u madaxwaynaha Somaliland ku Tagay Gobolka Sool\u00a0 ayaa\u00a0 ku soo beegmaya Xili ay Xukumada Somaliland\u00a0 Wada Hadalo kula Jirto Maamulka khaatumo.<\/p>\n<p>Sidoo Kale safarkan Madaxwayne Siilaanyo\u00a0 ayaa\u00a0 ku soo beegmay xilli ay diwaangalintii cod bixiyaashu ka bilaabmeyso gobalkaasi .<\/p>\n<p>madaxweyne Siilaanyo ayaa la Filayaa\u00a0 in u xadhiga mashaariic aya xukumadisu ka fulinayso\u00a0 gobolka Sool\u00a0 isla markaana uu dhagax dhigo mashaarucyo\u00a0 kale waxaana halkaasi madaxweynaha uga sii \u00a0horeyey wafti uu hogaminaayo wasiirka cusub ee Wasaarada arimaha gudaha Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<h5 id=\"js_8d\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN)_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa\u00a0 saaka safar ugu baxay xarunta gobalka Sool ee Magalada Laascanood . Safarka\u00a0 u madaxwaynaha Somaliland ku Tagay Gobolka Sool\u00a0 ayaa\u00a0 ku soo beegmaya Xili ay Xukumada Somaliland\u00a0 Wada Hadalo kula Jirto Maamulka khaatumo. Sidoo Kale safarkan Madaxwayne Siilaanyo\u00a0 ayaa\u00a0 ku soo beegmay xilli ay diwaangalintii cod [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":74,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":199,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/198\/revisions\/199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}