{"id":2008,"date":"2016-10-02T05:59:47","date_gmt":"2016-10-02T05:59:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2008"},"modified":"2016-10-02T05:59:47","modified_gmt":"2016-10-02T05:59:47","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-markii-ugu-horeysya-sameystay-boga-twitter-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2008","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya Oo Markii Ugu Horeysya Sameystay Boga Twitter-ka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa markii u horeysay sameystay Bog Twitter u gaar ah, waxaana ay ku soo aaday, iyadoo dalku galayo olole doorasho.<span id=\"more-56686\"><\/span><\/p>\n<p>Bogga cusub ee Madaxweynaha ka sameystay Twitter-ka ayaa la sameeyay bishii hore, waxaana cinwaankiisu yahay <a class=\"ProfileHeaderCard-screennameLink u-linkComplex js-nav\" href=\"https:\/\/twitter.com\/HEhassansheikh\">@<span class=\"u-linkComplex-target\">HEhassansheikh<\/span><\/a>.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Somalia ayaa horay u laheyd Bog Twitter, taasoo ka dhigan mid aan Madaxweynuhu gaar u aheyn, maadaama magaca uu wato yahay ee <a href=\"http:\/\/@TheVillaSomalia\">Villa Somalia<\/a> uu noqon karo mid ka dhaxeeya Madaxweyne kasta oo xafiiska yimaada, waxaana boggan Twitter-ka uu yahay mid dad ka badna 80-kun ay Follow ku yihiin.<\/p>\n<p>Durbaba Madaxweynuhu waxaa uu boggiisa Twitter-ka ku xoojiyay ololihiisa doorasho\u00a0iyo dadaalka uu ugu jiro in mar kale ku guuleysto Kursiga Madaxtiniada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fariimo qoraaleedkii u dambeeyay ee la soo dhigay barta Twitter-ka Madaxweynaha ayaa u badnaa halku dhigyo ku aadanaa ololaha doorashada sida \u201cQabyo ninkeeda ayaa dhameystira #Qabyotire Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa aaminsan in Madaxweynaha uu doonayo in fariimahiisa gaarsiiyo bulshada kala duwan ee isticmaala baraha bulshada, waxaana horay Madaxweynuhu u lahaa Facebook gaar ah, balse muddo iska ahaa fadhiid, hase ahaatee dhowaanahan juhdi badan la geliyay.<\/p>\n<p>Inkastoo la ogsoon yahay in baraha bulshada aanay aheyn kuwo wax laga dooran karo, balse xeel dheerayaasha ku taqasusay arrimaha Social Media ayaa aaminsan in loo adeegsan karo fariimaha sida deg degta dadka ku nool caalamka loo gaarsiin karo, waxayna xoojin u noneysaa ololaha doorashada ee Madaxweynaha, maadaama Musharaxiin badan ay leeyihiin Baro u gaar ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Twitter-Xasan.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-56687\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Twitter-Xasan.png\" alt=\"twitter-xasan\" width=\"532\" height=\"592\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa markii u horeysay sameystay Bog Twitter u gaar ah, waxaana ay ku soo aaday, iyadoo dalku galayo olole doorasho. Bogga cusub ee Madaxweynaha ka sameystay Twitter-ka ayaa la sameeyay bishii hore, waxaana cinwaankiisu yahay @HEhassansheikh. Madaxtooyada Somalia ayaa horay u laheyd Bog Twitter, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2010,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2008\/revisions\/2010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}