{"id":207,"date":"2016-08-19T08:24:42","date_gmt":"2016-08-19T08:24:42","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=207"},"modified":"2016-08-19T08:24:42","modified_gmt":"2016-08-19T08:24:42","slug":"hogaamiyaha-mucaaradka-koonfurta-sudan-oo-lagu-arkay-waddanka-congo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=207","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Mucaaradka  Koonfurta Sudan Oo Lagu Arkay Waddanka Congo."},"content":{"rendered":"<h1>Juba(GLN)_Hogaamiyaha Mucaaradka\u00a0 Koonfurta Sudan Riek Machar Oo Lagu Arkay Waddanka Congo.<\/h1>\n<p>Wararka ka imanaya Dalka Jamhuriyada\u00a0 Dimuqraadiga\u00a0 Conngo ayaa sheegaya in\u00a0 Toddobaadyadii\u00a0 ugu danbeyay lagu arkay Hogaamiyaha Mucaaradka Koonfurta sudan Riek machar,ka dib dagaalo ka dhacay casimada Koonfurta Sudan.<\/p>\n<p>Ciidamada\u00a0 Nabad ilaalinta Qaramada midoobayd ee ku sugan\u00a0 dalka\u00a0 congo ayaa sheegay in ay ogaaden Hogaamiyaha mucaaradka ah\u00a0 ee Riek march\u00a0 inu ku sugan yahay waddankaasi\u00a0 ayna ku wargeliyeen xukumada congo sida u sheegay Afhayeen u Hadlay Qaramada Midoobayd oo ku sugan magalada New York.<\/p>\n<p>\u201cRiek Machar waxaa lagu wareejiyay dowlada Congo,mana sheegi karno halka saxda ah ee uu ku sugan yahay,\u201dayuu \u00a0Haq sii raaciyay.<\/p>\n<p>Hase yeeshee afhayeen u hadlay dowlada DRC Lambert Mende ayaa beeniyay in ay wax xidhiidh ah kala sameeyeen madaxweyne ku xigeenkii hore ee Koofurta Sudan balse Haq ayaa\u00a0 sheegay in Riek Machar laga soo kaxeeyay meel ku dhow xadka dalka Koonfurta Sudan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan idiin xaqiijinaynaa in howlgal ay sameeyeen ciidamada Qaramada Midoobay ee dalka DRC MONUSCO (U.N. mission) ay si bani\u2019aadanimo ah ay uga soo kaxeeyeen Riek Machar,xaaskiisa iyo toban ruux oo kale iyagoo kaalmo ka helaya dowlada DRC,\u201dayuu Haq yidhi.<\/p>\n<p>War ka soo baxay ururka uu hogaamiyo\u00a0 Riek Machar ee (SPLA-IO) ayaa lagu sheegay in uu Arbacadii ku sugana\u00a0 hogaamiyahooda dal ammaan ah oo deris la ah wadanka Koonfurta Sudan sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Afhayeenka mucaaradka James Gatdek Dak ayaa ku soo qoray bogiisa Facebook in uu lug ka dhaawacan yahay hogaamiyaha mucaaradka dhaawacaasina yahay mid fudud kaasoo ka dhashay socod uu maalmo lugeynayay.<\/p>\n<p>Kadib dagaal ka dhex qarxay taageerayaasha Madaxweynaha dalka Koofur Sudan iyo mucaaradkiisa ayaa waxa uu ku dhowaaqay madaxweyne Kiir inuu shaqadii ka eryay\u00a0 Riek Machar uuna u dhaariyay xilka ku xigeenka Madaxweynaha Taban Deng Gai, oo hore ugaga mid ahaa ururka mucaaradka ee uu hogaamiyo Machar.<\/p>\n<p>sikasta ay ahaataba bilihi ugu danbeyay Hogaamiyaha dalka koonfurta sudan Riek machar ayaa aha dabad wareeg\u00a0 ka dhib dagaalo ba,aan oo ka dhex dhacay isaga iyo madaxwaynaha waddankaasi.<\/p>\n<h5 id=\"js_h2\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Juba(GLN)_Hogaamiyaha Mucaaradka\u00a0 Koonfurta Sudan Riek Machar Oo Lagu Arkay Waddanka Congo. Wararka ka imanaya Dalka Jamhuriyada\u00a0 Dimuqraadiga\u00a0 Conngo ayaa sheegaya in\u00a0 Toddobaadyadii\u00a0 ugu danbeyay lagu arkay Hogaamiyaha Mucaaradka Koonfurta sudan Riek machar,ka dib dagaalo ka dhacay casimada Koonfurta Sudan. Ciidamada\u00a0 Nabad ilaalinta Qaramada midoobayd ee ku sugan\u00a0 dalka\u00a0 congo ayaa sheegay in ay ogaaden Hogaamiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":208,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":209,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/207\/revisions\/209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}