{"id":2081,"date":"2016-10-03T06:49:18","date_gmt":"2016-10-03T06:49:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2081"},"modified":"2016-10-03T06:49:18","modified_gmt":"2016-10-03T06:49:18","slug":"raysal-wasaaraha-itoobiya-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadlay-dadkii-ku-dhintay-rabshadiihi-ka-dhacay-gobolka-oromiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2081","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadlay Dadkii ku Dhintay Rabshadiihi ka Dhacay Gobolka Oromiya."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Raysal\u00a0 Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn\u00a0 ayaa eedda dadkii ku dhintay isbuurashada ka dhacday gobolka Oromiya dusha kaga tuuray dad rabshado waday halkaasi oo uu sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 52 qof.<\/p>\n<p>Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in dhibaatadu ay bilaabantay markii dad dibadbaxayay ay carqaladeeyeen khudbadihii ay saraakiisha ka jeedinayeen bandhig lagu qabtay magaalada Bishoftu.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa sheegay in ugu yaraan 100 qof halkaasi lagu dilay. Inta badan dadka dhintayna waxa ay ku dhaceen godod halkaasi ku yaal xilli ay isku dayayeen inay goobta ka baxsadaan.<\/p>\n<p>Raysal Wasaare, Hailemariam Desalegn, ayaa khudbad uu taleefishinka qaranka Itoobiya ka jeediyay waxa uu kaga hadlay dhacdada.<\/p>\n<p>Raysal Wasaaruhu waxa uu amaanay ciidammada ammaanka waxa uuna sheegay in dhacdadaasi aanan lagu maqlin wax rasaas ah.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal\u00a0 Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn\u00a0 ayaa eedda dadkii ku dhintay isbuurashada ka dhacday gobolka Oromiya dusha kaga tuuray dad rabshado waday halkaasi oo uu sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 52 qof. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in dhibaatadu ay bilaabantay markii dad dibadbaxayay ay carqaladeeyeen khudbadihii ay saraakiisha ka jeedinayeen bandhig lagu qabtay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2082,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2083,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2081\/revisions\/2083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}