{"id":2087,"date":"2016-10-03T18:48:11","date_gmt":"2016-10-03T18:48:11","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2087"},"modified":"2016-10-03T18:48:11","modified_gmt":"2016-10-03T18:48:11","slug":"daawo-mahadhooyinka-siyaasaddeed-iyo-aragtiyaha-madaxda-xisbiga-kulmiye-ay-ka-qabbaan-goballada-bariga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2087","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahadhooyinka Siyaasaddeed iyo Aragtiyaha Madaxda Xisbiga KULMIYE Ay Ka Qabbaan Goballada Bariga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><strong>&#8220;Waxa Nagu Jira Baqo ah in Aanan Madaxnimo u Xulan Karayn Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Goballada Bariga Somaliland,&#8221;. Muuse Biixi<\/strong><\/p>\n<p>Hargeysa(GLN):Murashaxiinta madaxweynenimo ee Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE iyo weli ba sida oo kale mas\u2019uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbigaasi, ayaa aragtiyo togan ka qaba dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, waxaana ay tilmaameen in dadka ku dhaqan deegaanada Bariga Somaliland ay yihiin dad aan mudneyd dawladnimo isla mar ahaantaana weli maraaya xilligii dhaca, boobka iyo is dilka ku waasi oo xattaa aan weli gaadhin heerkii laga soo xulan lahaa madax mas\u2019uuliyiin ka noqota qarankan Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DAAWO:-Aragtiyaha Madaxda KULMIYE Ka Qabbaan Goballada Bariga\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sZKC7LyjI3E?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;Waxa Nagu Jira Baqo ah in Aanan Madaxnimo u Xulan Karayn Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Goballada Bariga Somaliland,&#8221;. Muuse Biixi Hargeysa(GLN):Murashaxiinta madaxweynenimo ee Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE iyo weli ba sida oo kale mas\u2019uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbigaasi, ayaa aragtiyo togan ka qaba dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, waxaana ay tilmaameen in dadka ku dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2089,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2087\/revisions\/2089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}