{"id":210,"date":"2016-08-19T08:50:28","date_gmt":"2016-08-19T08:50:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=210"},"modified":"2016-08-19T08:50:28","modified_gmt":"2016-08-19T08:50:28","slug":"xoghayaha-arrimaha-dibada-maraykanka-oo-booqasho-kutaagaya-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=210","title":{"rendered":"Xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka Oo Booqasho kuTaagaya Kenya."},"content":{"rendered":"<h1>Nairobi(GLN)_<\/h1>\n<h1>Xoghayaha arrimaha dibada Dalka\u00a0 Maraykanka\u00a0 John Kerry Oo Booqasho kuTaagaya\u00a0 Casimada Dalka Kenya Ee Nairobi.<\/h1>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka John Kerry ayaa toddobaadka soo socda booqasho ku imanaya dalka Kenya si uu ugala hadlo siyaasiyiinta dalka Soomaaliya doorashada dhacaysa \u00a0dhowaan Wadankaasi somaliya.<span id=\"more-52320\"><\/span><\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka John Kirby ayaa sheegay in John Kerry xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka uu sidoo kale booqan doono dalalka Nigeria iyo Sacudi Carabiya.<\/p>\n<p>John Kerry ayaa laga yaabaa in uu kula kulmo qaar ka mid ah madaxda dalka Soomaaliya magaalada Nairobi ayna ka wadahadlaan qaabka doorashada dalka iyo sidii looga dhabayn lahaa qorshaha doorashada dadban ee dhowaan lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Dowlada Maraykanka ayaa soo dhoweysay doorashada ka dhacaysa\u00a0 Soomaaliya iyo sida loo qorsheeyayba, waxaana dhowaan magaalada Muqdisho soo gaaray danjirihii ugu horeeyay ee Maraykan ah tan iyo burburkii dowladii hore ee Soomaaliya kaasoo warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay madaxda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowlada Maraykanka ayaa ka caawisa xukumada\u00a0 Soomaaliya dagaalada ay kula jirto\u00a0 kooxda Alshabaab waxaana dalka Soomaaliya jooga ciidamo Maraykan ah kuwaasoo lagu tilmaamo inay yihiin la taliyayaal xaga ciidamada ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h5 id=\"js_h2\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a id=\"js_he\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<div class=\"_5pcp\"><abbr>www.Gacanlibaaxnews.com<\/abbr><\/div>\n<div class=\"_5pcp\">Hargeysa\/Office<\/p>\n<div id=\"u_jsonp_13_1h\" class=\"_6a _43_1 _4f-9 _nws _21p0\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(GLN)_ Xoghayaha arrimaha dibada Dalka\u00a0 Maraykanka\u00a0 John Kerry Oo Booqasho kuTaagaya\u00a0 Casimada Dalka Kenya Ee Nairobi. Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka John Kerry ayaa toddobaadka soo socda booqasho ku imanaya dalka Kenya si uu ugala hadlo siyaasiyiinta dalka Soomaaliya doorashada dhacaysa \u00a0dhowaan Wadankaasi somaliya. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka John Kirby ayaa sheegay in John [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":212,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/210\/revisions\/212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}