{"id":2251,"date":"2016-10-07T05:52:55","date_gmt":"2016-10-07T05:52:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2251"},"modified":"2016-10-07T19:53:26","modified_gmt":"2016-10-07T19:53:26","slug":"burundi-oo-ku-dhawaaqday-inay-ka-baxeyso-maxkamadda-icc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2251","title":{"rendered":"Burundi oo ku dhawaaqday inay ka baxeyso maxkamadda ICC"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dowladda Burundi ayaa sheegtay inay go&#8217;aansatay inay isaga baxdo Maxkamadda dembiyada caalamiga ah ee ICC.<\/p>\n<p>Kullan heer wasiiro ah ayey dowladda Burundi ka soo saartay go&#8217;aanka ay maxkamadda uga baxday. Sidoo kale baarlamaanka dalkaasi ayaa loo gudbiyay sharci arrintaasi ku saabsan si uu u meel mariyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Burundi, Gaston Sindimwo, waxa uu tilmaamay in dowladdiisu aysan ka baqeynin go&#8217;aan caalami ah oo dheeraad ah.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa raaciyay in Burundi ay diyaar u tahay inay wajahdo cawaaqibta ka dhalata go&#8217;aanka ay ICC uga baxayaan.<\/p>\n<p>Ugandha iyo Kenya ayaa horey ugu ololeynaayay in dalalka Afrika ay ka baxaan ICC-da ayagoo ku eedeeyay in shaqadeeda ay ku soo aruurtay &#8220;dacweynta madaxda Afrika&#8221;.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa sheegtay inay go&#8217;aansatay inay isaga baxdo Maxkamadda dembiyada caalamiga ah ee ICC. Kullan heer wasiiro ah ayey dowladda Burundi ka soo saartay go&#8217;aanka ay maxkamadda uga baxday. Sidoo kale baarlamaanka dalkaasi ayaa loo gudbiyay sharci arrintaasi ku saabsan si uu u meel mariyo. Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Burundi, Gaston Sindimwo, waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2253,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2251\/revisions\/2253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}