{"id":2273,"date":"2016-10-08T05:46:45","date_gmt":"2016-10-08T05:46:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2273"},"modified":"2016-10-08T05:46:45","modified_gmt":"2016-10-08T05:46:45","slug":"gobolka-kaduna-ee-dalka-nigeria-oo-ururka-shiicada-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2273","title":{"rendered":"Gobolka Kaduna ee dalka Nigeria oo ururka Shiicada mamnuucay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dowladda gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ayaa waxa ay mamnuucay ururka Shiicada dalkaasi ugu ballaaran.<\/p>\n<p>War-qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka ayaa go&#8217;aankaasi lagu xusay.<\/p>\n<p>Maamulka waxa uu tilmaamay in go&#8217;aanka uu ku saleysan yahay dhowridda amniga iyo u hogaansamidda dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Bishii December ee sanadkii tagay, waxaa jiray isku dhacyo dhexmaray kooxda Shiicada ah iyo ciidamada Nigeria oo ka dhacay magaalada Zaria ee gobolka Kaduna.<\/p>\n<p>Hogaamiyihii ururka, Sheekh Ibrahim Zakzaky, ayaa la xiray, kaas oo illaa iyo hadda aan la keenin maxkamad oo aanan lagu oogin wax dacwad ah.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ayaa waxa ay mamnuucay ururka Shiicada dalkaasi ugu ballaaran. War-qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka ayaa go&#8217;aankaasi lagu xusay. Maamulka waxa uu tilmaamay in go&#8217;aanka uu ku saleysan yahay dhowridda amniga iyo u hogaansamidda dastuurka dalka. Bishii December ee sanadkii tagay, waxaa jiray isku dhacyo dhexmaray kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2274,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2275,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2273\/revisions\/2275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}