{"id":2317,"date":"2016-10-09T05:36:29","date_gmt":"2016-10-09T05:36:29","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2317"},"modified":"2016-10-09T05:36:29","modified_gmt":"2016-10-09T05:36:29","slug":"maamul-goboleedka-jubbaland-oo-soo-saartay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2317","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Jubbaland oo soo saartay Liiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Baarlamaanka Somaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Liiskan oo ay ka dhex muuqdaan Siyaasiyiin dhowr ah ayaa waxaa xubin walba oo beesha ah u tartamaya kursiga Xildhibaanka Aqalka sare hal illaa saddex musharax.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Jubbaland C\/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka mid ah xubnaha Musharaxiinta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ka soo muuqday Liiska Musharaxiinta Aqalka sare C\/fataax Maxamed Cali oo ka mid ahaa Ururkii Xisbul Islaam.<\/p>\n<p>Hadaba halkan hoose ka akhriso liiska Musharaxiinta Aqalka sare u matalaya Jubbaland Baarlamaanka Federaalka:-<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/jubaland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-57259\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/jubaland.jpg\" alt=\"jubaland\" width=\"720\" height=\"960\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/jubaland1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-57260\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/jubaland1.jpg\" alt=\"jubaland1\" width=\"720\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. &nbsp; Liiskan oo ay ka dhex muuqdaan Siyaasiyiin dhowr ah ayaa waxaa xubin walba oo beesha ah u tartamaya kursiga Xildhibaanka Aqalka sare hal illaa saddex musharax. Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Jubbaland C\/llaahi Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2318,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2319,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2317\/revisions\/2319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}