{"id":2373,"date":"2016-10-10T04:44:51","date_gmt":"2016-10-10T04:44:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2373"},"modified":"2016-10-10T04:44:51","modified_gmt":"2016-10-10T04:44:51","slug":"dood-adag-oo-dhexmartay-musharrixiinta-hillary-clinton-iyo-donald-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2373","title":{"rendered":"Dood adag oo dhexmartay musharrixiinta  Hillary Clinton  iyo Donald Trump."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dood u dhexeysa musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka, Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa si toos ah TV-yada caalamka looga daawaday ay dhexmartay caawa.<\/p>\n<p>Trump ayaa la weydiiyay muuqaal laga duubay oo ku saabsanaa asigoo u gefaya dumarka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inuusan arrintaasi ku faraxsaneyn, uuna aad uga xun yahay.<\/p>\n<p>Laakiin wuxuu isku difaacay in hadalkaasi uu ahaa wada sheekeysi gaar ah.<\/p>\n<p>Waxa uu ku adkeystay inuu dumarka xushmeynaya. Seyga Hillary Clinton ayuu ku eedeeyay inuu asiga oo ah Trump uu kla xun yahay.<\/p>\n<p>Hillary Clinton waxa ay sheegtay in muuqaalkaasi uu muujinayo in Donald Trump uusan u qalmin inuu madaxweyne noqdo.<\/p>\n<p>Waxay ka hadleen arrimo ay ka mid yihiin, Muslimiinta Mareykanka, Dadka Madow, xaaladaha dalalka colaadaha ay ka jiraan sida Suuriya, iyo arrimaha caafimaadka ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dood u dhexeysa musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka, Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa si toos ah TV-yada caalamka looga daawaday ay dhexmartay caawa. Trump ayaa la weydiiyay muuqaal laga duubay oo ku saabsanaa asigoo u gefaya dumarka. Waxa uu sheegay inuusan arrintaasi ku faraxsaneyn, uuna aad uga xun yahay. Laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2374,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2375,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2373\/revisions\/2375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}