{"id":2517,"date":"2016-10-13T20:35:38","date_gmt":"2016-10-13T20:35:38","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2517"},"modified":"2016-10-13T20:39:07","modified_gmt":"2016-10-13T20:39:07","slug":"7-qof-oo-ku-dhintay-dagaal-markale-dib-uga-bilowday-magalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2517","title":{"rendered":"7 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Markale Dib Uga qarxay Magalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ugu yaran 7 Qof ay Ku Dhinteen halka 15\u00a0 kalena ay ku Dhawaacmen Dagaal\u00a0 maanta mar kale ka dhex qarxay maamulada puntland iyo Galmudug\u00a0 oo\u00a0\u00a0 marar hore\u00a0 ugu dagaalamay magalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dhawaaca ayaa loo kala Qaaday labada Qaybod ee Magalada .<\/p>\n<p>Dad Goob Joogayaal ah ay sheegayaa in dhinacyada dagaallamay ay isku adeegsanayaan hubka\u00a0 culus.<\/p>\n<p>Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa Gaalkacyo ka jirtay\u00a0 xiisad u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug, iyadoo marar badan ay dhinacyadaan ku dagaallameen magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaaten Dagaalkan Maanta ka dhacay magalada Gaalkacyo ayaanay wali ka hadal Masuuliyiinta labad Dhinac<\/p>\n<p>Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ugu yaran 7 Qof ay Ku Dhinteen halka 15\u00a0 kalena ay ku Dhawaacmen Dagaal\u00a0 maanta mar kale ka dhex qarxay maamulada puntland iyo Galmudug\u00a0 oo\u00a0\u00a0 marar hore\u00a0 ugu dagaalamay magalada Gaalkacyo. Dhawaaca ayaa loo kala Qaaday labada Qaybod ee Magalada . Dad Goob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2517"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2522,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2517\/revisions\/2522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}