{"id":2529,"date":"2016-10-14T05:45:15","date_gmt":"2016-10-14T05:45:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2529"},"modified":"2016-10-14T05:45:15","modified_gmt":"2016-10-14T05:45:15","slug":"boqorka-dalka-thailand-bhumibol-adulyadej-oo-ah-boqorka-ugu-xukunka-dheeraa-adduunka-ayaa-geeriyooday-isagoo-88-sano-jir-ah-sidaasi-waxaa-shaacisay-boqortooyada-dalka-thailand","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2529","title":{"rendered":"Boqorka dalka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorka ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah, sidaasi waxaa shaacisay boqortooyada dalka Thailand."},"content":{"rendered":"<p>Boqorka ayaa xanuunsanaa sanooyin badan, laakiin xaaladiisa ayaa sii xumaatay maalmihii u danbeeyay.<\/p>\n<p>Boqorka o ayaa xukunka hayay tan iyo 1946 dii, waxaa loo arkayay inuu ahaa qof mideeyay Thailand.<\/p>\n<p>Waxaa jirta cabsi ah in dhimashadiisa waddankan oo milatari ka taliyo u keento deganaansho la&#8217;aan.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\">\u00a0 <\/span><figcaption class=\"off-screen\"><span class=\"media-caption__text\">Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay cisbtiaalka boqorka lagu daweynayay. <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Boqortooyada ayaa Axaddii ka digtay in caafimaadka boqorka uusan wanaagsanayn. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxday cisbitaalka lagu daweynayay boqorka.<\/p>\n<p>Sharciyo adag ayaa u yaalla dalka Thailand, sharciyadaasi oo mamnuuc ka dhigayo in dadweynaha ay ka hadlaan cidiii badali lahayd boqorka geeriyooday.<\/p>\n<p>Boqor Bhumibol, oo ku dhashay gobolka Massachusetts ee dalka Mraykanka ayaa boqortooyada wuxuu la wareegay, 9 June 1946 ka dib markii walaalkii boqor Ananda Mahidol, uu dhintay.<\/p>\n<p>Dhimashada boqorka ayaa timid iaydoo dalkaasi uu wali ku jira xukun milatari oo yimid ka dib agfembigii dhacay sanaddii 2014-kii.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqorka ayaa xanuunsanaa sanooyin badan, laakiin xaaladiisa ayaa sii xumaatay maalmihii u danbeeyay. Boqorka o ayaa xukunka hayay tan iyo 1946 dii, waxaa loo arkayay inuu ahaa qof mideeyay Thailand. Waxaa jirta cabsi ah in dhimashadiisa waddankan oo milatari ka taliyo u keento deganaansho la&#8217;aan. \u00a0 Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay cisbtiaalka boqorka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2530,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2531,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2529\/revisions\/2531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}