{"id":253,"date":"2016-08-20T08:39:35","date_gmt":"2016-08-20T08:39:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=253"},"modified":"2016-08-20T08:41:45","modified_gmt":"2016-08-20T08:41:45","slug":"xukumada-rwanda-oo-markii-ugu-horeysay-sheegtay-inay-dishay-dagaalyahano-ka-tirsan-kooxda-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=253","title":{"rendered":"Xukumada Rwanda Oo markii Ugu Horeysay Sheegtay inay Dishay Dagaalyahano ka Tirsan Kooxda ALshabaab."},"content":{"rendered":"<p>Hargeys(GLN)_Ciidamad Booliska Rwanda ayaa sheegay inay toogasho ku dileen saddex Qof\u00a0 oo argagixiso ah, magaalada Bugarama ee koofur galbeed dalkaas.<span id=\"more-52371\"><\/span><\/p>\n<p>Saddexdan Qof\u00a0 ayaa lagu eedeeyay inay xidhiidh la lahaayeen Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, kadib markii booliska ka war heleen inay qorsheynayeen inay weeraro geystaan.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah saddexda Qof\u00a0 ee la toogtay ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo waqooyiga dalkaas Rwanda, isla markaana muddo sanad ka badan la la\u2019aa.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska Rwanda ayaa la sheegay inay muddo baadigoobayeen kooxaha, iyadoo heegan la geliyay ciidamada.<\/p>\n<p>Dalka Rwanda ayaa waxaa soo maray dagaalo ku dhisnaa hab qabiil, sanadkii 1993 ayaa waxaa ku dhintay dagaaladaas dad ka badan nus milyan Qof.<\/p>\n<p>sikataba ha ahaate\u00a0 waa markii ugu horeysay ay ciidamad Rwanda ayaa dil dagaal yahan ka tirsan kooxda Alshabaab oo fadhigoodu yahay koonfurta iyo badhtamaha somaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h5 id=\"js_4g\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a id=\"js_4p\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeys(GLN)_Ciidamad Booliska Rwanda ayaa sheegay inay toogasho ku dileen saddex Qof\u00a0 oo argagixiso ah, magaalada Bugarama ee koofur galbeed dalkaas. Saddexdan Qof\u00a0 ayaa lagu eedeeyay inay xidhiidh la lahaayeen Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, kadib markii booliska ka war heleen inay qorsheynayeen inay weeraro geystaan. Mid ka mid ah saddexda Qof\u00a0 ee la toogtay ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":254,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=253"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":257,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/253\/revisions\/257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}