{"id":258,"date":"2016-08-20T11:51:32","date_gmt":"2016-08-20T11:51:32","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=258"},"modified":"2016-08-20T11:51:32","modified_gmt":"2016-08-20T11:51:32","slug":"golaha-ammaanka-qaramada-midoobay-oo-warbixin-ka-soo-saaray-doorashooyinka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=258","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Golaha Ammaanka\u00a0 Qaramada Midoobay ayaa warbixin ka soo saaray doorashooyinka dhacaya\u00a0 Soomaaliya dhamaadka bisha\u00a0 October ee sanadkan, iyadoo Goluhu walaac ka muujiyay dib u dhaca\u00a0 ku yimid doorashada somaliya.<span id=\"more-52356\"><\/span><\/p>\n<p>Warbixin uu soo saaray\u00a0Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ahna Safiirka joogtada ah ee Malaysia Ramlan Ibrahim ayaa soo dhoweeyay jadwalka cusub ee doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo ay dhowaan soo saareen Madasha Wada-tashiga Qaran ee somaliya.<\/p>\n<p>Danjire Ramlan Ibrahim ayaa sheegay inay ka xun yihiin doorashada ay dib u dhac ku timid illaa labo bilood, taasoo dhici doonta 30-ka October.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in go\u2019aanka Madasha Wada-tashiga qaran ee somaliya\u00a0 mudnaanta la siiyo, isla markaana la xaqiijiyo waqtiga ay doorashada dhaceyso oo aanay mar kale dib u dhac ku imaan<\/p>\n<p>Dhanka kale Danjiraha Britain u fadhiya Golaha Ammaanka\u00a0 Qaramada midoobay ayaa soo dhoweeyay horumarada siyaasadeed iyo nabadgelyada\u00a0 ee laga sameeyay Somaliya , waxaana ku adkeeyay in la sii wado yididiilada ku aadan dowlad dimoqraadi ah, isla markaana loo sii wado lahaa doorashooyin aan mugdi ku jirin, macquulna ah.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Ammaanka Qaramada Midoobay\u00a0 waxay ka niyad jabsan yihin\u00a0 in doorashooyinka ay dib u dhacaan, waxaa rajeyneynaa in aanay dib u dhacyo kale imaan, laga dhabeeyo go\u2019aanka la gaaray ee jadwalka cusub ee doorashooyinka\u201dayuu yiri Danjiraha Britain.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa hore u diiday muddo\u00a0 kordhin loo sameeyo xukumada , isla markaana ay dib u dhacwaynku yimaado Doorashada Somaliya .<\/p>\n<p>sikataba ha ahaate madash\u00a0 wada tashiga somaliya ayaa walac wayn ka mujiyey doorashooyinka lagu wado in ay somaliya ka dhacan daba yaqaada sanadkan.<\/p>\n<h5 id=\"js_ii\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Golaha Ammaanka\u00a0 Qaramada Midoobay ayaa warbixin ka soo saaray doorashooyinka dhacaya\u00a0 Soomaaliya dhamaadka bisha\u00a0 October ee sanadkan, iyadoo Goluhu walaac ka muujiyay dib u dhaca\u00a0 ku yimid doorashada somaliya. Warbixin uu soo saaray\u00a0Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ahna Safiirka joogtada ah ee Malaysia Ramlan Ibrahim ayaa soo dhoweeyay jadwalka cusub ee doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":259,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=258"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":260,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/258\/revisions\/260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}