{"id":2612,"date":"2016-10-17T07:25:57","date_gmt":"2016-10-17T07:25:57","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2612"},"modified":"2016-10-17T07:25:57","modified_gmt":"2016-10-17T07:25:57","slug":"waddamada-qaarada-afrika-oo-markii-ugu-horeysay-ku-heshiisay-ammaanka-badaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=2612","title":{"rendered":"Waddamada Qaarada Afrika oo Markii Ugu Horeysay ku heshiisay ammaanka badaha."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">In 18 hogaamiye oo Afrikaan ah ay isugu yimaadaan shir ka dhacaya qaaradda ayaa ah arrin weyn, kulankii ay madaxdaasi isugu yimaadeen shirmadaxeedkii Lome, ayaa muujinaya sida ay uga go&#8217;an tahay wax ka qabashada dembiyada ka dhaca badaha qaaradda.<\/p>\n<p>Boqolkiiba 90 waxyaabaha ay soo dhoofsato ama dhoofiso Afrika ayaa waxa ay maraan badda, dhibaatooyinka ka dhaca badahana waxa ay caqabad dhaqaale ku noqan karaan waddamada qaaradda.<\/p>\n<p>Burcad badeeda ayaa caalamka ugu kacday ballaayiin dollar, maadaama ay burcadaasi hubeysan bartilmaameedsato maraakiibta xamuulka ah, isla markaana ay afduub kula kacaan shaqaalaha saaran.<\/p>\n<p>Geeska Afrika ayaa ahaa meel ay ku badantahay burcad badeeda, ka hor inta aanay badahaasi gaarin ciidammo caalami ah oo ilaaliya.<\/p>\n<p>Gacanka Guinea ayaa hadda ka mid ah biyaha ugu khatarta badan caalamka.<\/p>\n<p>Dowladaha Galbeedka Afrika ayaa la daalaa dhacaya sidii ay wax uga qaban lahaayeen burcad badeeda fahansan dul-duleelada ka jira badahaasi.<\/p>\n<p>Heshiiska baddaha ee Lom\u00e9 ayaa waxaa qeyb ka ah in waddamada Afrika ay wadaagaan macluumaadka si ay uga hortagaan una maxkamadeeyaan burcad badeedda.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ka mid ah in dalalka ay dhaqaalo ugu deeqaan sanduuq gaar u ah ammaanka badaha.<\/p>\n<p>Madaxda qaaradda ayaa rajeynaya in heshiiskan uu noqon doono mid dhaxalgal ah.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In 18 hogaamiye oo Afrikaan ah ay isugu yimaadaan shir ka dhacaya qaaradda ayaa ah arrin weyn, kulankii ay madaxdaasi isugu yimaadeen shirmadaxeedkii Lome, ayaa muujinaya sida ay uga go&#8217;an tahay wax ka qabashada dembiyada ka dhaca badaha qaaradda. Boqolkiiba 90 waxyaabaha ay soo dhoofsato ama dhoofiso Afrika ayaa waxa ay maraan badda, dhibaatooyinka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2613,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2614,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2612\/revisions\/2614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}